Omaolo
Omaologa waxaad ka heleysaa adeegga caafimaadka- ee arrimaha bulshada hal meel oo keliya, si dhakhso ah iyo xili walba. Qiimeynta calaamaduhu waxay caawisaa, markaad adigu qabtid arrimmo halhal ah oo la xidhiidha dhibaato caafimaad ah. Jawaabtaada sida ay noqotey ayaad ku heleysaa howlaha qaabilaada iyo hagidda sida aad u howl galeysid. Omaologu talooyinka ay ku siinayaan waa kuwo shaqsi ahaaneed waxayna ku saleysan yihiin xilligga la joogo la talnta kuwa bixiya talo siinta mar walba shaqsiyaad u gaar ah waxayna ku saleysan yihiin in la arko wixii jira xilligaa la joogo. Omaologa sidoo kale waa weydiimo ujeedadoodu tahay badqabka dadka ajnabiga ah.
Omaolo ´ga halkan ayaad ka heleysaa.