Isku diyaarinta ganacsiga
Ganacsigu wuxuu u baahan yahay aqoon xirfadeed iyo iskuuladda. Waxaa muhiim ah, inaad si wanaagsan u taqaanid howlahaaga iyo ganacsiga sharciga khuseeya. Sidoo kale macaamiishaada iyo nidaamyada iibku waa muhiim. Xusuuso, in ganacsigaaga ay la xidhiidhaan dhibaatooyin. Lacag kugu filan oo taxadir ku qorsheysani waa lagama maarmaan.
U diyaargarow ganacsigaaga sida ugu wanaagsan aqoon ahaan iyo xirfad ahaanba, si aynan ganacsade noqoshadaadu u noqonin mid aan laheyn aqoon kugu filan iyo xirfad luqadeed oo kugu filan yahay waxay u tahay halis ganacsigaaga.
Markaad dooneysid inaad sameysatid ganacsi, ka fikir si degan, ma haysataa fikir fiican oo meheradeed. Ka fikir sidoo kale , ma leedahay xirfad aqooneed oo kugu filan iyo khibrad, iyo qorshe sidee u qorsheysaa lacagta.
Waxaad caawimaad weydiisan kartaa arrimaha la xidhiidha ganacsi furashada sida. meheradaha cusub ee Hämeen, kaaso o aad warbixintooda ka heleysaa halkan.
Taladu waa bilaash waana qarsoodi.