Maalinta shaqaalaha 1.5. waa xafladda gu’ga iyo dadka shaqeeya. Maalinta shaqaalaha siyaabo kala duduwan ayaa looga dabbaaldegaa Finland. Dadku waxey isugu yimaadaan duurbax ama maalinjoog. Maalinta shaqaalaha waxaa la cunaa bur macaan waxaana la cabaa khamari, oo yara sharaabka lamid ah. Khamriga fiinadu waxey inta badan qeyb ka tahay xafladda. Guryaha waxaa lagu sharrixi karaa buufinno iyo serbantiini. Ardayda dugsiyada sare ka baxday waxey inta badan madaxa soo saartaan koofida ardayga dugsiga sare. Shaqaaluhu waxey qaban-qaabiyaan gaardiska maalinta shaqaalaha.
xigasho: Info Finland
Maalinta 1.5. 2024 (maalinta shaalaha aduunka) Hämeenlinna: Vappu Hämeenlinnassa – Hämeenlinna (hameenlinna.fi)