Samee heshiis kiro oo qoraal ah
Markaad u soo guureysid gurigga, samee heshiis qoraal ah. Waxaad kala heshiineysaa
- kirada iyo maalinta kiro bixinta
- deebaajiga
- lacagta biyaha
Haddii aanad shuruudahaas fahmeynin, ha saxeexin hashiiska. Haddii aad tahay qaxooti kaamka macmiil ka ah, waxaad heshiiska kirada tuseysaa shaqaalaha kaamka ka shaqeeya, isagaana kaa hubinaya heshiiska.
Xigasho: Suomen Pakolaisapu