Xarunta dhaqanka ARX
Xarunta dhaqanka ARX waxay sameeyaan dhaqan carruureed loogu talogaley carruurta, da’yarta iyo qoysaska. ARX waxay u qabtaan barnaamijyo xirfado kala duwan, goobo shaqo, hiwaayado farshaxan iyo naadiyaal. Farshaxanka dhismaha ARX waa mid ku habboon carruurta howsha farshaxan iyo soo bandhigidooda.
Bisha sideeddaad waxaa la qaban doonaa Hippalot festifaal/bandhig farshaxaneed balaaran oo carruurta, halkaasooy soo buux dhaafin doonaan nawaaxigaas warashada shabakada (verkatehdas) farshaxan loogu talogaley wixii 10 jir ka yar. Waxaa sidoo kale halkaas lagu soo bandhigayaa jilis, muusig, rugo shaqo.
Waxaa intaa dheer oon u sameyneynaa ilmo walba farshaxan iyo waayo dhaqan iskuullada iyo xannaanooyinka dhabayaasha dhaqan, taasooy carruurtu fursad u helayaan iney ka qeybqaataan iyadoo horjooge u yahay macalinka.
Inta badan xarunta dhaqanka ARX adeegeedu waa u lacag la’aan reeraha..
Ciiwaanku: Kulttuurikeskus ARX, Viipurintie 4, 13200 Hämeenlinna
- Farshaxan wuxuu furan yahay maalmaha talaado–khamiis 15-19, sabti–axad 10-14
- Arx galabnimda – Arbacda laga bilaabo 4 galabnimo ilaa 6 galabnimo (qoysaska carruurta yaryar leh)
- ARX subaxnimada – Khamiista 10-12 (loogu talagalay qoysaska carruurta yaryar leh)
Howshu waa lacag la’aan, kusoo dhowoow oo soo booqo!
www.kulttuurikeskusarx.fi
www.facebook.com/kulttuurikeskusARX