Heshiiska kooraanka ayo soo gudbinta heshiiska korontada
Waxaa korontada guriga aad heleysaa, markaad sameysid heshiiska korontada. La samee heshiiska shirkada korontada. Heshiiska waxaad ku sameyn kartaa telefoon ahaan ama internetka. Hämeenlinna kuma yaalaan xafiisyo ay leeyihiin shirkadaha korontadu. Haddii aad tahay qaxooti kaamka ku jira, shaqaalaha kaamka ayaad caawimaad ka heleysaa haddi aad u baahan tahay.
Hämeenlinna soo gudbinta korontada shabakada looga baahan yahay waxaa iska leh Elenia. Waxaad si kastaba heshiiska ka sameyn kartaa sidoo kale shirkad kale oo koronto. Xusuusnow inaad fasaxdidi korontada, markaad gurigga ka guureysid. Sidoo kale waxaad heshiiska korontada u wareejisan kartaa gurigga cusub ee aad u guureysid.
Täältä löydät tietoa sähkösopimuksen tekemisestä: