Iskaa u barashada luqada finnishka
Luqada finnishka waxaad sidoo kale u baran kartaa iskaa, tusaale ahaan internetka ayaad ka baran kartaa, buugaagta laga barto iyo cajaladaha-cd ayyad ka baran kartaa. Waxaad talooyin iskaa ah u weydiin kartaa Hämeen Setlementiga ama galbeedka xarumaha u dhow.
Hämeen Setlementti
Kirjastokatu 1
Hämeenlinna
Läntinen lähiökeskus (galbeedka xarunta hareeraheeda)
Eeronkuja 5
Hämeenlinna
Hämeen Setlementti ry (hameensetlementti.fi)
Internetka waxaa ku jira macluumaad kale oo kala duduwan oo ah koorsooyin luqada finnishka laga barto.
Internetka waxaa ku jira tusaale ahaan koorsooyinkan soo socda:
- Vanajaveden Opisto: Osaan suomea. Casharada koleejka Vanajavesi ee Hämeenlinna.Waxbarashada muuqaalka/fidiyowga, ereyada iyo naxwaha.
- Yle iskuulka Luqadda Yle – Yle Språkskolan waa adeeg aad ku baran karto luqada finnishka ama iswidhishka adoo ka daawan kara fiidiyowga ee Yle ku jira ama qeybta internetka.Soo dejiso abka: Google Play Store ama App Store
Wax ku baro baraha internetka: af Finnish: kielikoulu.yle.fi ama Iswidish: sprakskolan.yle.fi - Supisuomea: ereyada (YLE)
- Supisuomea: fiidiyowyo(YLE)
- Selkouutiset (YLE)
- Osaamisenpaikka
- Aasaaska luqada finnishka
- Kotisuomessa
- Ereyada xirfada. Ajaaniibta Koleejka dadka waaweyn ee Pohjois- Karjala casharada shabakada/online -ka
- Valtioneuvoston kanslian eri alojen sanastoja
- Aad bey u fiican tahay inaan kulano! Waan baran finnishka. (Ururka ku dhiirigelinta luqada finnishka). Bilowga luqada finnishka waxaa loo bartaa si qosol leh oo la dareemaya. Waxyaalaha nolol maalmeedka dhinacooda ayaa lagu bartaa sida. salaanta, is barashada, lumbarada xilliyada. Weedho tusaale ah oo faseex ahi waxay dhiirgeliyaan hadalka. Buugga dhammadkiisa maahmaah baa ku taala finnish ah, iswidhish, ingiriisi iyo carabi ah.
- Suomi taskussa (Suomi Taskussa Oy). Dhageyso oo daawo, sida loo isticmaalo ereyo badan oo luqada finnishka ah, adiguna isku dey inaad barbarato.
- Selkosilta– Erey bixnta xirfadaha kala duwan ee xafiisyada dowlada. Cashirada luuqada sahlan ee xirfadaha kala duwan (xirfada baxnaaninta, xirfada nadaafada, xirfada dhismooyinka, xirfada biraja, xirfda mareynta dejinta iyo rarista)
- Opi-suomea
QAAMUUSKA SHABAKADA/ONLINE-KA
- Kielitoimistonsanakirja
- Redfox qaamuus
- Sanakirja (qaamuus)
- Ilmainen sanakirja
- Selkosilta– Qaamuuska sawirada iyo fiidiyowga ee xirfadaha kala duwan
- Erey bixinta maamulka waxbarashada
- Qaamuuska sawirada– sidoo kale waad dhageysan kartaa ereyada
- Rakentaja– Erey bixinta xirfada dhismaha