tijaabada derajada luqadda (YKI)
Shahaadadda luqada finnishka ee guud ahaaneed (YKI) waxay ku wajahan tahay dadka waaweyn tijaabada luqadooda. Shahaadada luqada waxaa lagu cabiraa aqoonta luqada ee xaaladaha loo adeegsado. Shahaadadda luqada ee guud ahaaneed waxaad ku muujin kartaa finnish (ama iswidhish) xirfadooda. Shahaadadaasi waa lacag.
Haddii aad dooneysid inaad dalbatid jinsiyada Finlad, waxaad u baahan tahay shahaadad sharciyeysan oo cadeyneysa luqadaada finnishka ( ama iswidhishka) aqoontooda. Waxaad shahaadada u baahan kartaa sidoo kale, markaad dalbaneysid shaqo ama goob waxbarasho.
Hämeenlinna shahaadadeeda luqadeed ee-YKI waxaa diyaariya machadka Vanajavesi.
Wixii warbixin dheeraad ah halkan ayaad ka heleysaa.