Kooxda ee Kumppanuustalo
Magaaladda Hämeenlinna waxaa lagu qorsheeyaa kooxo luqado oo finnish ah oo kala duduwan.
Dhammaan kooxaha furan ee luqada finnishka waxaa lagu bartaa luqada finnishka ee bilowga ah. Chat Clubka ja Mama’s Caféga waxaa lagu barbartaa luqada finnishka ku hadalkeeda iyo fahankeeda.Waa la wada akhristaa- koox ahaan ayaa wax lagu bartaa khaas ahaan luqadaha nolol maalmeedka loogu baahan yahay. Kooxda-waan isla akhrisaneynaa waxaa loogu talogaley dumar uun..
Kooxaha luqadaha finnishka waxaa loogu talogaley dhammaan dadka baranaya luqada finnishka oo dhan heer kasta oo ay joogaanba. Kooxaha waxaa la diyaariyaa maalintii. Kooxahaasi waa bilaash.
Wixii warbixin dheeraad ah halkan ayaad ka heleysaa.
Maktabada magaalada Hämeenlinna waxay qaban qaabineysaa korsooyin luqada ah iyo kafateeriyada luuqadda finishka lagu barto iyo luqado kale.
Halkan ka bogo waxii faafaahin dheeraad ah.
Kafateeriyada luqadaha lagu barto waxa lagu sheegay bogo wararka myintegration.fi sidoo kale waxaa lagu arki karaa bogga hadda.