Goobaha dhallinyarada
![myintegration-nuorisotilat Carruurta iyo dhallinyarada gacmahooda wadajir ah](https://hameenlinna.myintegration.fi/wp-content/uploads/2018/11/myintegration-nuorisotilat.jpg)
Goobta dhallinyaradu waa meel, ay dhallinyaradu ku wakhti qaataan xilliyada fasaxa ah. Hämeenlinna waxaa ku yaala goobo dhallinyaro oo badan, halkaas oo oo qof walba ka heli karo agtiisa meel u dhow oo uu wakhtiga ku lumiyo.
Goobta dhallinyarada waxaad
- ciyaari kartaa biljardiga ama snookeriga
- ciyaari kartaa PlayStationka
- ciyaari kartaa ciyaaraha wadarta loo ciyaaro
- ku dhageysan kartaa kuusig
- filim ku daawan kartaa
- ku sameyn kartaa farsamada gacanta
- ku akhrisan kartaa joornaalka
- telefishanka ku daawan kartaa
- kaga qeybgeli kartaa tartano kala duduwan
- kula kulmi kartaa dhallinyarada kele.
Wixii warbixin dheeraad ah ee la xidhiidha goobaha dhallinyarada waxaad ka heleysaa halkan.