Ogeysiiska guuritaanka
Xusuusnow inaad wargelisid markaad soo guurtid, ee aad u soo guurtid guri cusub. Markaas ayey boostadaadu kuugu imaneysaa cinwaankaaga cusub.
Wargelinta u soo guuridda waxaad ka sameyn kartaa xafiiska diiwaangelinta ee maistraatigaa ama boostada. Wargeli sidoo kale xafiiska shaqada in aad guurtey.
Posti Group Oyj
K-citymarket Hämeensaari
Hämeensaarentie 7
Hämeenlinna
Telefoon 0295 535 535
http://www.posti.fi/muuttoilmoitus/#