Hel adeegaagga
Magaaladda Hämeenlinna iyo kuwa kele ee adeegyada fidiyaaba waxay isticmaalaan emailo dhowr ah oo adeeg.
Kuwaas ayaa kaa caawin kar sida.
- inaad codsi adeeg u reebtid shaqaalaha adeegga arrimaha bulshada (Apua-palvelupyyntö)
- ka diiwaan gelin kartaa ilmahaaga bilowga waxbarashada (Daisy/Linnan lapset -palvelu)
- ka xallisid korna uga qaadidi bad qabkaaga arrimaha la xidhiidha (minunterveyteni.fi-palvelu)
- ka sameyn kartaa sahaminta bad qabkaaga iyo sidoo kale qiimeynta calaamadha kuna heli kartaa aqbalaadda howlaha iyo talo siinta siada aad u howl galeysid (Omaolo-palvelu)
- waxaad kala xidhiidhi kartaa iskuulka ilmahaaga (Wilma-palvelu).
Si aad u isticmaashid adeegyadan, waa inaad is diiwaan gelisid ama aad ku gashid aqoonsiga bangigaaga (verkkopankkitunnus).