Qaybta habka isku-dhex-gelinta waayeelka
Jadwalka qaybta horumarinta waayeelka/dadaka waaweyn, kaaso o la iskuugu keenay kooxo furan. Kaaso o laga yaabo in ay xiiseeyaan waayeelku ama dadka hawlgabka ah ama soo galooti ku soo dhawaanaya da’da hawlgabka. Kooxuhu waxay ku kulmaan Kumppanuustalo (kirjastokatu 1).
Kaalay si aad u barato luqada Finnishka, samee farsamada gacanta ama isku day jimicsiga kursiga, tusaale ahaan jimicsi aad samayn karto adiga oo fadhiya.
Kooxuhu waxay bilaabmi doonaan Janaayo 2023 usbuuca 2. Looma baahna in aad hore isku sii diwaan galiso kooxaha.
AAN WADA AKHRISANO LUQADDA FINNISHKA (LUETAAN YHDESSÄ)
Barashada luqadda finnishka ee haweenka
Isniin iyo Arbaca saacada 10-12
Kumppanuustalo, ciwaanka: Kirjastokatu 1. Qolka 205.
AASAASKA LUQADA FINISHKA (WAXYAABAHA BILOWGA)
Barashada luqadda finnishka ee qof wqalba
talaadada iyo khamiista saacada 10-12
Kumppanuustalo, Ciwaanka: kirjastokatu 1. Qolka 205
Macluumaad dheeraada: Jenni Tokpanou, tel. 050 374 2433
LUOVASTI SUOMEA
Barashada luqadda finnishka iyadoo la adeegsanayo habab shaqo, hal abuur leh iyo hab cayaareed.
Talaadad iyo khamiista saacada 12.30-14.00. Kumppanuustalo, Ciwaanka: Kirjastokatu 1. Qolka 109
Macluumaad dheeraada. Jenni Tokpanou, tel. 050 374 2433
KV- OLKARI (QOLKA FADHIGA)
Ku soo dhawoow inaad cabto kafeega iyo shaaha, wada sheekaysataan oo aad farsamada gacanta wada samaysaan!
Talaadada saacada 15.00-17.30. Kumppanuustalo, Ciwaanka: Kirjastokatu 1. Qolka 205
Macluumaad dheeraada. Eevaleena Taala, tel. 050 525 9183 eevaleena.taala@hameenlinna.fi
Jenni Takpanou, tel. 050 374 2433 jenni.tokpanou@hameensetlementti.fi
PYSÄKIN KÄSITYÖRYHMÄ (KOOXDA FARSAMADA GACANTA)
Kaalay oo samee hawlgacmeed ama farshaxanno. Hore usoo qaado farsamada gacanta ama isticmaal oo ka samee alaabta laga heli karo.
Talaada saacada 9.00-12.00. Kumppanuustalo, Ciwaanka: Kirjastokatu 1. Dabaqa hoose
KURSIGA JIMICSIGA CIYAARTA
Aynu wada jimicsano, jimicsiyo fudud oo fadhiga lagu samayn karo.
Arbacada saacada 15.00-15.45
Kumppanuustalo, Ciwaanka: Kirjastokatu 1. Dabaqa hoose