Shirkadda dayactirka
Shirkadda dayactirku waxay daryeeshaa sida, in guryuha ay ahaadaan kuwo hagaagsan.
Soo ogoe, shirkadda dayactirka ee gurigaagu uu adeegsado. Warbixintooda waxaad ka heleysaa sida qaalibka ah daaradda guryaha sabuurada ku dhegan.
Waxaad wici kartaa shirkadda dayactirka, haddii gurigaagga ay wax ka jabaan. Shirkadda dayactirku waxa kale oo ay kaa caawineysaa haddii ay qasabada / tuubada biyuhu daadineyso.