Apua-palvelupyyntö (I caawi –codsiga)
Waxaad halkan ka soo wargelin kartaan baahidaada ma ta qof kale oo caawimaad u baahan foomkan elektarooniga ah waxaanad buuxsan kartaa codsashada adeegga. Magaaladda Hämeenlinna adeegeeda arrimaha bulshada shaqaalaheedu codsiyada waxay akhriyaan maalmaha shaqada. Adeegyada shaqaalaha arrimaha bulshadu waxay qiimeeyaan arrimuhu sida ay u kala degdeg badan yihiin sidaas ayeyna ugula xidhiidhaan sida ugu dhakhsaha badan.
Ka buuxi codsiga adeegga halkan.