Kela iyo ka kaalmeynta kirada
Kela waxay ku siineysaa kaalmadda kirada, haddii dakhliga ku soo galaa yar yahay. Kaalmadda kirada waxaa looga jeedaa kharashka kaaga baxaya gurigga.
Kela
Rauhankatu 1
Hämeenlinna
Telefoon 020 692 202
Guryaha kabidda: Isniinta – jimco 8.00 – 16.00