Waxbarashadda luuqadda hooyo
Waxbarashadda luuqadda hooyoda waxa soo codsan kara ardaydda aan luuqadoodda hooyo ahayn Af-fiinnish ama Af-iswiidhish
Waxbarashadda luuqadda hooyo waa mid ikhtiyaari ah, laakiin haddii ardayga la qoro fasalka, waa in uu aadaa waa khasab. Ardaydu xisaadahaas waxay ku qaadanayaa fasalkoodda, marka xiisadaha kale dhamaadaan ama waxay aadayaan fasal kale oo loo diyaariyey.
Ardaydda luuqadda hooyo la barayaa waa in ay ugu yaraan ahaadaan afar arday. Waxaana ardaydda loo dhigaa usbiicii laba xiisadood oo ah min 45 daqiiyo.
Haddii loo baahdo in ilmaha iskuulo kale la geeyo, waalidka ilmaha ayaa gaynta iskuulka kale ka mas’uul noqonaya. Waxbarashadu waa bilaa lacag, laakiin iskuulku kuma shuqul laha safaradda ama isku dubaridka xisadahaas luuqadda hooyo ee ardaydda.
Waxbarashadda luuqadda hooyo – Hämeenlinna (hameenlinna.fi)
Waxbarashadda aasaasiga ah – Hämeenlinna (hameenlinna.fi)
Simistarka iyo fasaxyadda – Hämeenlinna (hämeenlinna.fi)
Waxbarashada aasaasiga ah – InfoFinland
Wasaaradda waxbarashada iyo dhaqanka: Macluumaad ku saabsan waxbarashadda aasaasiga ah suomi | ruotsi | englanti
Xilhayaha waxbarashadda: Macluumaad ku saabsan waxbarashadda aasaasiga ah suomi | ruotsi | englanti