GURI IIBSASHO
![Person signing agreement person signing agreement](https://hameenlinna.myintegration.fi/wp-content/uploads/2018/06/henkilo-allekirjoittamassa-sopimusta-Sahkosopimus-ja-sahkon-toimitussopimus.jpg)
Markii aad ka fikireysid inaad iibsato guri, xisaabta ku darso inaad ogaato afka Finnishka ku filan! Aad ayey muhiim u tahay in gataha iyo qofka wax iibiya is fahmaan!
Macluumaad muhiim ah iyo hagitaano waxaad ka heleysaa bogga Info Finland: Guri iibsasho – InfoFinland
Nuorisoasuntoliitto (NAL): ABC ee guryaha Finland English | Carabi | Af-Ruush
OP Bank: Tusaha iibsadaha guriga markii ugu horeysay
hay`adda tartanka iyo Maamulka Macmiilka : Dukaanka guryaha