
Hawlaha Xagaaga 2025 ee ajanibiga Hämeenlinna. Waxaa soo qabanqaabiyay: Adeegga La-talinta Isdhexgalka ajaanabka.
Hawlaha Xagaaga ee Ragga ajanabta ah
- 11.6.2025, 5:00 galabnimo – Kalluumeysi
Meesha la isugu yimaado: Kastelli (Wetterhoffinkatu 2, Hämeenlinna) - 10.7.2025, 10:00 subaxnimo – Booqasho Qasriga Häme
Booqashadu waa bilaash, laakiin waa inaad isdiiwaangelisaa. 15-ka qof ee ugu horreeya ayaa ka qayb qaadan kara. Isdiiwaangeli adigoo wacaya Marko: 050 361 7364
Goobta: Qasriga Häme (Kustaa III:n katu 6, Hämeenlinna)
Meesha la isugu yimaado: Agagaarka masraxa ee Linnanpuisto
Dalbashada waxaa lagu bixinayaa afka Finnish, waxaana lagu turjumayaa Carabi iyo Dari. - 15.7.2025, 12:00 duhurnimo – Galab Nasasho ah
Goobta: Kumppanuustalo (Kirjastokatu 1, Hämeenlinna)
Turjumaad Carabi iyo Dari ah ayaa la heli doonaa. - 22.7.2025, 12:00 duhurnimo – cunnto (Barbecue) iyo Ciyaaro banaanka
Fadlan hore usoo qaado cunto fudud adiga kuu gaar ah.
Goobta: Jasiiradaha Macmalka ah ee Aulanko (Tekosaari, 13600 Hämeenlinna)