![matonpesu Sawirka waxaa ka muuqda qof rooga dhaqaya](https://hameenlinna.myintegration.fi/wp-content/uploads/2024/05/matonpesu.jpg)
MAGAALADA HÄMEENLINNA WAXAY LEEDAHAY WADARTA GUUD EE TOBAN MEELOOD OO ROOGA LAGU DHAQDO:
- Alajärvi, Tervaniemi
- Valkamatie, dhamaadka Valkamatie
- Virvelinranta
- Barxadda magaaladda Järvikuja
- tuulada Hauho, dhamaadkii Euttutie
- Koonfurta dhexdeedana, dhamaadka Peltohännikäntie
- Tuulos( Suolijärvenkuja)
- Lammilla, nadafdaha
- Renko gadaashiisa rugta caafimaadka
- Kalvola, Sepänkaarte
Dhammaan xarumaha rooga lagu dhaqdo waxa loogu yeedhaa. Meelaha lagu dhaqdo dhulka engega waana kuwo xoogaa ku kala duwan dhanka qalabka iyo meelo lagu qallajiyo. Goobaha lagu dhaqdo rooga waxaa la heli karaa ilaa dhammaadka bisha 9aad.
Ogeysiisyada ku saabsan dayactirka goobaha lagu dhaqo rooga waxaa lagu soo gudbin karaa nidaamka warcelinta elektarooniga ah ama telefoon maalmaha shaqada laga bilaabo 9 am ilaa 3da galabnimo ilaa adeegga macaamiisha ee Qaabdhismeedka magaalada, tel. 03 621 2310.