Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • WAA MAXAY HÄMEENLINNA?
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • KAALMADA KIRADA EE KELADA
          • GURI IIBSASHO
          • Shirkadda dayactirka
          • GURYAHA ARDEYDA
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • TALO-BIXINTA DEGANAANSHAHA IYO TAAGEERADA DEGANAANSHAHA
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Si degdeg ah si aad u shaqeyso: Opin tababar
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • WAXBARASHADA U DIYAARGAROWGA AH
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Caafimaadka
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Kaalmooyinka Kelada
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Kaalmada bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
        • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Waajibaadka kiraystaha

/ DEEGAANKA / Ku noolow hoygaaga / Waajibaadka kiraystaha

Waajibaadka kiraystaha

  • DEEGAANKA
    • Markaad u guureysid gurigaaga
    • Ku noolow hoygaaga
      • Xuquuqda kiraystaha
      • Waajibaadka kiraystaha
      • Ammaanka gurigga
      • Ammaanka dabka / gubashada
      • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
      • Shaqada korontada
    • Isbedelka deganaanshaha
    • Kala soocsoocida qashinka
person signing agreement

Markaad guri kireysato, waxaad leedahay xuquuq iyo waajibaad.

Waxaad xaq u leedahay

  • inaad u deganaatid guriga sida heshiiska kiradu uu dhigayo.

 

  • ugu noolaatid gurigaagga nolol caadi ah.

 

  • nabadgelyo guri. Jaarkaaga / deriskaagu ma rabsheyn karaan nabadgelyada gurigaagga tusaale ahaan habeenkii shanqadh xoog badan ma sameyn karaan. Guryaha inta badan aamusnaanta iyo shanqadh la’aantoodu waa saacadaha u dhexeeya 22.00 – 07.00. Haddii uu jaarkaagu tusaale ahaan sameeyo shanqadh xoog badan marka hore kala hadal arrintaas jaarkaaga. Haddii ay taasi caawin weydo waxaad la xidhiidhi kartaa shirkadda guryaha ma qofka gurigga kaa kireeyey. Nabadgelyada gurigga waxaa looga jeedaa sidoo kale in aad adigu go’aamin karid qofka gurigaagga imanaya. Tusaale ahaan qofka gurigga kaa kireeyey gurigaagga wuxuu iman karaa oo kaliya haddii ay sabai jirto, tusaale ahaan haddii uu eegayo gurigga waxyaalaha laga hagaajinayo. Wuxuuna ku khasban yahay inuu arrintaa marka hore adiga kaala xaajoodo.

 

  • in horey laguu soo ogeysiiyo, haddii gurigaagga ma guryahaba wax laga hagaajinayo. Qofka gurigga kaa kireeyey waa inuu 14 maalmood ka hor ku soo wargeliyaa wixii yaryar ee gurigga laga hagaajinayo wixii waaweyna 6 bilood ka hor waa inuu ku soo wargeliyaa. Haddii waxa la hagaajinayo si dhakhso ah loo sameynayo looma baahna inuu qofka kaa kireeyey horey kuugu soo sheego. Haddii aanad deganaan karin gurigaagga marka la sameynayo, waxaad xaq u leedahay inaad gurigga fasaxdid oo aad burisid heshiiska kirada ama aad bixisid kiro intii hore ka yar, oo laguu sameeyo qiime dhimis kiro. Koleyba waa in aad kala xaajootid arrintaas qofka gurigga kaa kireeyey.

 

  • inaad heshid ogeysiis qoraal ah, haddii ay gurigaagga kiradiisu kor u kacayso. Ogeysiiskaas waa in ay ku qornaato, intee ayaa ku kordheysa kirada. Ogeysiiska sidoo kale waa in ay ku qornaato sababta ay kiradu u kordheyso, maxay tahay sababta ay kiradu u kacayso.

 

  • inaad qeyb gurigga ka mid ah aad ka kireyn kartid qof kale, haddii uu qofka gurigga kaa kireeyey ogolaansho kuu siiyo inaad qof kale ka kiireyn kartid oo uu kula soo degi karo.

 

Xigasho: InfoFinland

Keittiön puhdistus ja roskien lajittelu

Tässä videossa näytetään, miten tampataan matot, imuroidaan, pestään lattia, puhdistetaan lavuaari ja lajitellaan roskat

Pyykinpesu ja kylpyhuoneen sähkölaitteet

Tässä videossa tutustutaan pyykinpesuun, käydään suihkussa ja näytetään, että sähkölaitteisiin ei saa koskea märkänä.

Yörauha ja tavaroiden säilytys

Tässä videossa ollaan yöllä hiljaa sisällä ja ulkona sekä säilytetään tavaroita oikeissa paikoissa.

Pesutupa

Tässä videossa tutustutaan pesutuvan käyttöön omalla vuorolla, käytetään pesukonetta ja kuivausrumpua ja siivotaan omat jäljet.

Uuni ja ruokaöljyn käsittely

Tässä videossa tutustutaan uunin käyttöön, puhdistetaan uuni, käytetään vesihanaa ja käytetään ruokaöljyä.

Liesi, jääkaappi ja mikro

Tässä videossa tutustutaan sähkölieden ja kaasulieden käyttöön, pestään liesituuletin, säilytetään ruokaa jääkaapissa, lämmitetään ruokaa ja puhdistetaan mikro.

Lattiakaivo, lavuaari ja WC:n puhdistus

Tässä videossa näytetään, miten puhdistetaan lattiakaivo ja WC, pestään lavuaari ja peili, avataan tukkeutunut lavuaari ja säilytetään pesuaineita oikein.

Jääkaappi ja pakastin

Tässä videossa tutustutaan jääkaapin ja pakastimen eroihin, vaihdetaan jääkaapin lamppu ja sulatetaan pakastin.

(Lähde: Suomen Pakolaisavun VertaisKoto ja Kotilo-projekti, Helsingin kaupungin maahanmuuttoyksikkö ja Metropolia ammattikorkeakoulu)

  • Muuttajan muistilista >>
  • Muuttosiivous >>
  • Asumisen selkokielinen opas >>

WARARKA

  • Qado maraq bilaash ah oo loogu talagalay qoysaska leh carruurta 21.05.2025
  • Dabaaldegga Maalinta Shaqaalaha (Vappu) ee Hämeenlinna 25.04.2025
  • Halkeen ka helayaa raashinka gargaarka ah? 13.02.2024
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS WARARKA MAGAALADA HÄMEENLINNA

  • Hämeenlinnan kaupunki etsii Aulangon ulkoilumajalle uutta toimijaa – ilmoita kiinnostuksesi 28.05.2025
  • Hämeenlinnan kaupungin ja Hattulan kunnan ympäristöpalkinnon saaja vuonna 2025 28.05.2025
  • Kaupunkiveneet saapuvat jälleen rannoille 28.05.2025
  • Hyvinvointipuu sai lehdet -hämeenlinnalaisten ajatuksia hyvinvoinnista 28.05.2025
  • Tarjolla ainutlaatuinen tontti ydinkeskustassa järvi- ja linnanäkymin – Laatukilpailu Palanderin tontista alkaa 27.05.2025

DHACDOOYINKA

Helsingin kaupunki, Lähiöprojekti:

Gurigayga dabaqa ah hagaha deganayaasha

Bulshada finishka ah barkeed waxay degan yihiin guryaha dabaqyada ah kuvaas oo led qaab nololeed wanaagsan oo amaan leh. Kusoo dhawow kooxdeena!

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

 

 

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo