Lacag-bixinta barbaarinta
Baerbaarinta ilmuhu waa lacag. Dakhliga waalidka soo gala wuxuu saameynayaa, intee in le’eg ayay ku kacaysaa waxbarashada carruurnimada hore.
Marka uu ilmuhu bilaabo xanaanadda waa in muddo laba usbuuc gudahoodda ah lagu soo wargeliyaa Xarun-adeegga Anshaxa iyo Horumarinta lacagta labada waalid soo gasha. (mushaharka ama go’aanka lacagta shaqo la’aanta)
Macluumaadka dakhliga waxaa lagu soo gudbin karaa si elektaroonika ah – iyada oo loo sii marayo bogga internetka ee qaybta “Baahinta macluumaadka dakhliga ” ama iimaylka varaskasvatus@hameenlinna.fi
Faahfaahin dheeraad ah: Asiakasmaksut kunnallisessa varhaiskasvatuksessa – Hämeenlinna (hameenlinna.fi)