Kaniisadaha iyo diimaha bulshada

Hämeenlinna (iyo sida Helsinki iyo Tampere) waxaa ka howlgala diimo kala duduwan oo badan kaniisadahooda iyo diimaha bulshada. Kaniisadaha iyo diimahooda bulshada sidoo kale howlaha jimicsiyadooda, kooxaha iyo dalxiisyada.
- Hämeenlinna kaniisada adventti (The Seventh-day Adventist Church)
- Hämeenlinna kaniisada helluntai Saalem (The Pentecostel Church Saalem)
- Hämeenlinna kaniisada ortodoksinen (The Orthodox Church)
- Hämeenlinna kaniisada fasaxa (The Evangelical Free Church)
- Hämeenlinna-Vanaja evangelical lutheralka kaniisadooda (The Evangelical Lutheran Church)
- La talinta finnishka ee Islaamka ry (The Islamic Council of Finland)
- Ururka islaamka ee finnishka (The Islamic Society of Finland)
- Kaniisadda Tampereen ee katoliga, Kaniisada isku talaabta quduska (Catholic Church, The Holy Cross Parish Tampere),
- Bulshada diimaha (Religious organizations)