Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
Qiimeynta hore waxay baareysaa adeegyada sida ugu wanaagsan u taageeri kara isdhexgalkaaga iyo shaqaalaysiinta.
Qiimeynta hore waxaa ka mid noqon kara, tusaale ahaan:
- wareysi hordhac ah
- imtixaanka xirfadaha luqadda
- qiimeynta awood xirfadeedka
- u gudbinta shaqada.
Qiimeynta hore waxay sameysaa qorshe adeegyo oo lagu taageerayo is-dhexgalka iyo shaqaalaysiinta.
Qorshaha waxaa ka mid ah:
- shaqa raadinta
- shaqo gudbinta iyo tababarka
- adeegyo kale.
Tababbarka is dhexgalka waa qayb muhiim ah oo ka mid ah isdhexgalkaaga. Tababbarka is dhexgalka wuxuu ku siinayaa xirfado kaa caawinaya helitaankaaga nolosha shaqada iyo tababar dheeraad ah.
Qorshaha qiimeynta iyo Isdhexgalka hore- Adeegyada TE (te-palvelut.fi)
Xigasho: Xafiiska TE