Dhaqanka shaqada Finnishka
Finland shaqada aad baa loo qiimeeyaa daacadnimada, xilliga shaqada iyi sinaanta. Wey ka muuqataa dhammaan dhaqanka finnishka oo dhan, iyo sidoo kale shaqo nololeedkaba.
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan dhaqanka shaqada Finnishka, sida. Sinnaanta iyo sinnaanta shaqada, madax-bannaanida iyo mas’uuliyadda, kalsoonida iyo jaangooyooyinka jadwalka, qaabka isgaarsiinta iyo saameynta diinta ee nolosha shaqada halkan.
Finland waxaa xukuma sharciyada iyo heshiisyada, kuwaas oo ah shaqaalaha xuw´quuqdooda iyo waajibaadkooda. Sharciga ayaa xukuma tusaale. saacadaha shaqada, fasaxyada, mishaharka xilliga jirada iyo shuruudaha shaqo ka tagista. Sharciga ayaa sidoo kale xukuma tusaale. mishaharka yaraantiisa, oo ah mishahr intee le’eg ayaa ay tahay in la bixiyaa.
FINLAND SHAQAALUHU WUXUU XUQUUQ U LEEYAHAY:
- heshiiska shuruuda shaqada mishaharka ku dhigan iyo shuruudaha kale ee ugu yaryar.
- ilaalin, kaaso o uu sharcigu iyo heshiisku siinayaan
- ururin
- agagaar caafimaad qaba oo ammaan ah
SHAQAALAHA WAAJIBKOODU WAA:
- shaqadiisa u sameeyo si hufan
- ku dhaqmo saacadaha shaqada
- ku dhaqmo tilmaaha agaasinka shaqada
- inuu iska diido shaqo bixiyaha inuu kula tartamo howlaha
- hagaajiyo ganacsiga- iyo sirtiisa xirfadeysan
- fiiro u yeesho shaqada iyo danaha loo qabanayo
Cadaalad Samaynta goobta Shaqada (tyoelamanpelisaannot.fi)
Wakiilka sinnaanta bulshada | Ombudsman for Equality (tasa-arvo.fi)
Waad joojin kartaa oo ka hortagi kartaa dhibaatada goobta shaqada ka jirta | SAK