Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin

Alaabta hagaagsani ma ahan qashin. Finlad dadku waxeyku soo iibsadaan kuna sii iibiyaan alaabooyinka iyo dharkaba meelaha alaabaha celiska ah lagu iibiyo ama internetka. Dad badanina alaabaha hagaagsan ama dharka waxay u bixiyaan deeq ahaan, sadaqo ahaan ama waxay geeyaan xarumaha dib u warshadeynta.