Xafladaha ciidda ee finnishka
Xaflad-ciideedyada Finland waxey badankood kasoo jeedaan diinta Kirishtanka. Qaar ka tirsan xafadlaha ciiddu, tusaale ahaan ciidul-masiixiga iyo pääsiäinen waa maalmaha fasaxa ee caadiga ah. Markaas dukaamo iyo hay’adaha dowladduba waa xiran yihiin.
6.1. Maalinta gabagabada ciidda kirismaska (Loppiainen)
Maarso-abril: jimcaha dheer iyo maalmaha ciidda xilligga guga (pitkäperjantai ja pääsiäispäivät)
1.5. Maalinta shaqaalaha adduunka
Toukokuu: Helatorstai iyo helluntai
Maayo 2. axada: Maalinta hooyada
Juun 20. iyo 26. maalinta u dhaxaysa sabtida: maalinta dab shidka (Juhannuspäivä)
31.10.–6.11. inta u dhaxaysa sabtida ku soo beeganta välille osuva lauantai: Pyhäinpäivä
Nofember 2. axada: Maalinta aabaha
6.12. Maalinta xornimada dalka
24– 25.12. maalinta kirismaska maalinta ka horeysa iyo –maalinta
26.12. Maalinta kullanka (Tapaninpäivä)
Wixii warbixin dheeraad ah ee maalmaha ciidaha ee finnishka halkan ayaad ka heleysaa
Xigasho: InfoFinland