Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
Haddii aad dooneysid inaad gurigga badalatid, hubi marka hore xilligga heshiiska gurigaagu uu ku eg yahay iyo guriga cusub ijaarkiisu inuu ku haboon yahay ina ay keladu bixineyo, haddii aad kela uga baahan tahay kaalmo dhinaca dhaqaalaha ah.
Haddii ayna jirin dhakhli ku soo gala am aanad haysanin keyd, kuwaas oo aad iskaga bixin kartid gurigaagga cusub deebaajigiisa, waxaad deebaajiga ka dalban kartaa Kela. Ha saxeexin heshiiska gurigga ka hor, ilaa aad hubisid, in lagaa bixinayo deebaajiga iyo in kale. Deebaajiga dalabkiisa awgii waa inaad codsi ku soo dalbatid macluumaadka gurigga.
Fiiro u yeelo, in aynan kela isla marka kuugu horeysaba toos kaaga bixineynin deebaajiga gurigaaga cusub ee aad u guureysida sabab raaxo ama qurux dartii, ee waxa kaliya ee lagaa rabaa waa in ay guri u giiridaadu ay saba ku saleysan tahay.