Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • WAA MAXAY HÄMEENLINNA?
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • KAALMADA KIRADA EE KELADA
          • GURI IIBSASHO
          • Shirkadda dayactirka
          • GURYAHA ARDEYDA
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • TALO-BIXINTA DEGANAANSHAHA IYO TAAGEERADA DEGANAANSHAHA
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Si degdeg ah si aad u shaqeyso: Opin tababar
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • WAXBARASHADA U DIYAARGAROWGA AH
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Caafimaadka
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Kaalmooyinka Kelada
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Kaalmada bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
        • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Hawlaha xaggaaga ee ajanabta

/ Taariikhda / Hawlaha xaggaaga ee ajanabta

<< KU LAABO LIISKA WARARKA

10.06.2025

Hawlaha xaggaaga ee ajanabta

Kuvassa ihmiset istuvat Linnan puistossa
Hawlaha Xagaaga 2025 ee ajanibiga Hämeenlinna. Waxaa soo qabanqaabiyay: Adeegga La-talinta Isdhexgalka ajaanabka.

Hawlaha Xagaaga ee Ragga ajanabta ah

  • 10.7.2025, 10:00 subaxnimo – Booqasho Qasriga Häme
    Booqashadu waa bilaash, laakiin waa inaad isdiiwaangelisaa. 15-ka qof ee ugu horreeya ayaa ka qayb qaadan kara. Isdiiwaangeli adigoo wacaya Marko: 050 361 7364
    Goobta: Qasriga Häme (Kustaa III:n katu 6, Hämeenlinna)
    Meesha la isugu yimaado: Agagaarka masraxa ee Linnanpuisto
    Dalbashada waxaa lagu bixinayaa afka Finnish, waxaana lagu turjumayaa Carabi iyo Dari.
  • 15.7.2025, 12:00 duhurnimo – Galab Nasasho ah
    Goobta: Kumppanuustalo (Kirjastokatu 1, Hämeenlinna)
    Turjumaad Carabi iyo Dari ah ayaa la heli doonaa.
  • 22.7.2025, 12:00 duhurnimo – cunnto (Barbecue) iyo Ciyaaro banaanka
    Fadlan hore usoo qaado cunto fudud adiga kuu gaar ah.
    Goobta: Jasiiradaha Macmalka ah ee Aulanko (Tekosaari, 13600 Hämeenlinna)

Maalin Dhaq-dhaqaaqa ee loogu talagalay dadka +50 sano jir ah ee ajanabiga

Maalinta: 28.7, saacadda 10:00

Goobta: Jasiiradaha macmalka ah ee Aulanko (Aulangon tekosaaret)

Waxaan ku kulmi doonnaa hortaga hoteelka Scandic Aulanko saacadda 10:00 subaxnimo. Cinwaanka hoteelka waa Aulangontie 93, Hämeenlinna. Waxaad ku tegi kartaa hoteelka baska lambarkiisu yahay 2U.

Barnaamijka waxaa ka mid ah ciyaaro banaan iyo waqti wacan oo wadajir ah. Fadlan keenso cunto aad adigu wadato!

Waxaa goobta joogi doona turjubaano luqadaha Carabiga, Ruushka iyo Dari-ga.

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

 

 

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo