Jaranjarada jimicsiga

Jaranjarada jirdhiska waxa ay kuu sahlaysaa in aad ku sameysid jimicsi. Waad socon kartaa ama waad ku ordi kartaa. Jaranjarada jimicsigu waxa isticmaali karo qof.
Jaranjarada jimicsiga ee Kanta-Häme:
Jaranjarada jirdhiska waxa ay kuu sahlaysaa in aad ku sameysid jimicsi. Waad socon kartaa ama waad ku ordi kartaa. Jaranjarada jimicsigu waxa isticmaali karo qof.
Jaranjarada jimicsiga ee Kanta-Häme:
MAGAALADA HÄMEENLINNA
Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna
Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @