Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah

Hämeenlinna waxaa halkan ka howlgala ururo badan oo kala duduwan, kooxo iyo jaaliyado, kuwaas oo diyaariya xilliyada-fasaxa howlahooda iyo dhacdooyinka.
Wixii warbixin dheeraad ah ee ururada kala duduwan, kooxaha iyo jaaliyadaha iyo howlahooda iyo sidoo kale warbixinahooda waxaad ka heleysaa halkan.