Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • WAA MAXAY HÄMEENLINNA?
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • KAALMADA KIRADA EE KELADA
          • GURI IIBSASHO
          • Shirkadda dayactirka
          • GURYAHA ARDEYDA
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • TALO-BIXINTA DEGANAANSHAHA IYO TAAGEERADA DEGANAANSHAHA
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Si degdeg ah si aad u shaqeyso: Opin tababar
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • WAXBARASHADA U DIYAARGAROWGA AH
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Caafimaadka
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Kaalmooyinka Kelada
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Kaalmada bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
        • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Kaalmada bulshada

  • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
  • Barashada iyo tusaale. muusiga
  • Kaalmada bulshada
  • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Banaan u bixidda
  • Jimicsiyada
  • Tiyaatarada
  • Verkatehdas
  • Xarunta dhaqanka ARX
  • Musiyamyada
  • Silimooyada/shaneemooyinka
  • Dhacdooyinka
/ Xilliyada-fasaxa ah ee Hämeenlinna / Kaalmada bulshada

Kaalmada bulshada

  • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
  • Barashada iyo tusaale. muusiga
  • Kaalmada bulshada
  • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Banaan u bixidda
  • Jimicsiyada
  • Tiyaatarada
  • Verkatehdas
  • Xarunta dhaqanka ARX
  • Musiyamyada
  • Silimooyada/shaneemooyinka
  • Dhacdooyinka
3 qof ayaa soo fadhiistay fadhiga oo eega kumbuyuutarka

HAGITAANKA CODSASHADA EE CODSIGA CAAWIMAADDA BULSHADA

Waxaa waaxda horumarinta la qabashada caawimaad lacageed looga codsan karaa waxqabadyada ka dhacaya gudaha magaalada Hämeenlinna. Codsaduhu wuxuu noqon karaa urur ama koox aan rasmi ahayn. Caawimaadda waxaa ugu horreeya ee la siinayaa waa dhacdooyinka iyo munaasabadaha dadka dalka u soo guuray ay leeyihiin ama mashaariicda ay qorshayntooda iyo hirgelintooda qayb ka yihiin dadka dalka u soo gaaray, mashaariicdaas oo horumarinaya ka qayb ahaanshaha bulshada iyo xiriirka wanaagsan ee bulshada.

CAAWIMAADDA WAXAA LOOGU TALAGGALAY WAXQABADYADA YARYAR, KUWAAS OO HORUNARINAYA XIRIIRKA WANAAGSAN EE BULSHADA EE DEEGAANKA

 Hadafyada:

  • horumarinta la qabsashada Hämeenlinna iyo bulshada Finnishka ah
  • horumarinta fahamka iyo dulqaadka iyo kahortagga cunsuriyadda
  • horumarinta wax wada-qabashada dadka dalka u soo guuray iyo Finnishka
  • taageeridda dhaqanka dadka dalka u soo guuray
  • taageeridda waxqabadka dadka dalka u soo guuray

CAAWIMAADDA LAMA SIINAYO HAWLAHA DHAQANKA, URURKA AMA HIWAAYADDA LOO HELI KARA NIDAAM CAAWIMAAD OO LOOGU TALAGGALAY. KUWAAS WAA TUSAALE AHAAN CAAWIMAADAHA MAGAALADA EE URURADA LA SIIYO.

CODSASHADA CAAWIMAADDA

  • codsi qoraal ah (foom codsi oo gaar ah)
  • codsiga waa in ay ku qoran yihiin magaca dhacdada iyo ujeeddada
  • tirada lacageed ee la codsanayo
  • qorshaha kharashka (dakhliyada, kharashaadka iyo qaybta ay tahay in la iska bixiyo oo kala saaran)
  • macluumaadka xiriirka ee mas’uulka hawsha
  • bangiga iyo lambarka akoonka caawimaadda lagu soo shubiyo
  • codsiga billowga ah waa in wakhti hore la soo gudbiyo, xilliga lagu jiro marxaladda qorshaynta ee dhacdada, munaasabadda ama waxqabadka kale
  • go’aan horudhac ah oo ku saabsan oggolaanshaha caawimaadda ayaad markaas kaddib heleysaa
  • haddii aad caawimaad u codsanayso kharashaad ku baxay waxqabad aad horay u hirgeliseen, soo gudbo codsiga iyo lifaaqyadiisa soona raaci warbixinta dhacdada ama munaasabadda

WAKHTIGA CODSIGA, GO’AAMINTA IYO MACLUUMAADYADA XIRIIRKA

  • Sannadka oo dhan ayaa caawimaadda la codsan karaa
  • Ka baaraandegista codsiga iyo bixinta lacagtu waxay qaadanaysaa ugu yaraan labo todobaad.
  • Inta badan waxaa caawimaad ahaan loo bixiyaa qayb ka mid ah kharashka. Codsiga waa in lagu sheegaa, inta ay dhan tahay lacagta ay ka qaybgalayaashu ka bixiyaan kharashaadka baxaya.
  • Waxaa isticmaalka caawimaadda laga doonayaa in laga sameeyo warbixin iyo xisaab-celin, yacni waa in codsaduhu uu sida ugu dhakhsaha badan u soo gudbiyaa koobiyada rasiidyada, kuwaas oo ay ka muuqatay waxa lacagta caawimaadda lagu isticmaalay.
  • Codsadaha caawimaadda ayaa mas’uul ka ah qorshaynta iyo qabanqaabinta waxqabadka.
  • Rugta adeegga dadka dalka u soo guuray ee magaalada ayaa haddii loo baahdo laga helayaa hagitaan iyo talobixin. Macluumaadyada xiriirka:
  • Codsiga waxaa lagu soo hagaajinayaa cinwaanka: Magaalada Hämeenlinna, Adeegyada horumarinta laqabsashada: Hämeenlinnan kaupunki, Kotoutumisen edistämisen palvelut, Wetterhoffinkatu 2 13100 Hämeenlinna. Tixraaca baqshadda lagu qorayo waa ”Caawimaadda bulshada” (”Yhteisöavustus”). Waxaa kale oo codsiga lagu soo diri karaa iimaylka kansainvalineninfo@hameenlinna.fi ama waxaa la keeni karaa Rugta adeegga dadka dalka u soo guuray ee Kastelli.

Ajankohtaista

  • Qado maraq bilaash ah oo loogu talagalay qoysaska leh carruurta 21.05.2025
  • Dabaaldegga Maalinta Shaqaalaha (Vappu) ee Hämeenlinna 25.04.2025
  • Halkeen ka helayaa raashinka gargaarka ah? 13.02.2024
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS Hämeenlinnan kaupungin tiedotteet

  • Hämeenlinnan kaupunki etsii Aulangon ulkoilumajalle uutta toimijaa – ilmoita kiinnostuksesi 28.05.2025
  • Hämeenlinnan kaupungin ja Hattulan kunnan ympäristöpalkinnon saaja vuonna 2025 28.05.2025
  • Kaupunkiveneet saapuvat jälleen rannoille 28.05.2025
  • Hyvinvointipuu sai lehdet -hämeenlinnalaisten ajatuksia hyvinvoinnista 28.05.2025
  • Tarjolla ainutlaatuinen tontti ydinkeskustassa järvi- ja linnanäkymin – Laatukilpailu Palanderin tontista alkaa 27.05.2025

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

 

 

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo