Shahaadada shaqada
Marka ay shaqadu kuu dhamaato, shaqaaluhu wuxuu xaq u leeyahay in la siiyo shahaadada shaqada, marka ay shaqadu kuu dhamaato codso shahaadada shaqada. Waxaad u baahan doontaa shahaadada shaqada, markaad dalbatid shaqo cusub ama aad isku diiwaangelineysid shaqo la’aanta. Shahaadada shaqada waxaa lagu qorey shaqadaadu intey socotey iyo shaqadaad qabaneysey. Intaa waxaa dheer oo aad dalban kartaa, in shaqo bixiyuhu kuu qoro shahaadada shaqada iyo sidoo kale qiimeynta shaqaalaha shaqadiisa iyo hab dhaqankiisa.
Wixii warbixin dheeraad ah ee shahaadad shaqada ah halkan ayaad ka heleysaa Wixii warbixin dheeraad.