Dhacdooyinka

Hämeenlinna waxay diyaarisaa dhacdooyin badan oo kala duduwan.
Wixii warbixin dheeraad ah ee la xidhiidha dhacdooyinkaas waxaad ka heleysaa sida,
- Hämeen Events
- Tavastia Event –kalenderiga dhacdooyinkiisa
- Jaraa’idka Hämeen ee Menoinfo.fi