Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi

Haddii aad shaqeyso, waxaad luqada Finnishka ka baran kartaa koorasyada maadadda Vanajavesi.
Koorasyada waxaa la dhigaa dhurkii i iyo/ama galabtii.
Iska diiwaangelinta koorsooyinka waxay dhacdaa janaayo iyo agoosto.
Koorsooyinka waxaa la siiyaa heerar kala duduwan.
Koorasyadu waa lacag.
Koorsooyinka VOP Vanajavesi kulleejy Koorsooyinka Eeg koorsooyinka VOP halkan (kktavastia.fi)