Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • WAA MAXAY HÄMEENLINNA?
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • KAALMADA KIRADA EE KELADA
          • GURI IIBSASHO
          • Shirkadda dayactirka
          • GURYAHA ARDEYDA
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • TALO-BIXINTA DEGANAANSHAHA IYO TAAGEERADA DEGANAANSHAHA
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Si degdeg ah si aad u shaqeyso: Opin tababar
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • WAXBARASHADA U DIYAARGAROWGA AH
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Caafimaadka
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Kaalmooyinka Kelada
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Kaalmada bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
        • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Kaalmooyinka Kelada

/ Arrimaha-lacagta iyo adeegyada arrimaha bulshada / Kaalmooyinka Kelada

Kaalmooyinka Kelada

  • Dhibaatooyinka dhaqaale
  • Kaalmooyinka Kelada
  • shaqala’aan
  • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
  • Biilasha bixintooda
  • Adeegyada bulshada
qoyska-adeegga-dukaanka-raashinka

Waxaad heli kartaa kaalmooyinka kelada, markaad u deggan tahay Finland si rasmi ah. Waxaa laga yaabaa in aad shaqo ku haysatid Finland ama qoyskaaga dartii aad ugu soo guurtey Finland.

Haddii aad sugeysid magangelyo in lagu siiyo ama sharci, oo aanad Finland weli u deganeyn si rasmi ah. Kela kama heleysid wax kaalmo dhaqaale ah.

Kelada waxaad kaalmooyinka kaga dalban kartaa foomamka. Xaaladaha kala duduwan foomamkooda kala duduwan. Kela foomamkeeda halkan ayaad ka heleysaa (af Finnishka).

Sidoo kale waxaad ballan ka qabsan kartaa xafiiska kelada ama adeegga telifoonka. Xafiiska waxaa lagu ogaanayaa xaaladaada waxaana lagula buuxinayaa foom. Haddii loo baahdo turjubaan na weydiiso,Macluumaadka la xiriiro Kelada waxaa laga heli karaa halkan hoose ee booqo.

Balanta Kelada. (af Finnishka)

Markaad heshid aqoonsiga shabakada bangigga (verkkopankkitunnus), waxaad arrimahaaga kelada kaga xallisan kartaan internetka.

Haddii aad hesho shaqo, wargeli arrintaa Kelada. Waxaa laga yaabaa inaad ka maaranto kaalmooyinka dhaqaale ee Kelada.

Wixii warbixin dheeraad ah ee finland ammaankeeda bulshada ah halkan ayaad ka heleysaa.

KAALMADA HOYGA/IJAARKA

Kela wey kaa bixineysaa kaalmadda ijaarka, haddii uu dakhligaagu yar yahay. Kaalmadda ijaarka ujeedadiisu waa gurigga kharashka kaaga baxaya in lagaa kaalmeeyo.

Kelada waxay u ogolaata kaalmadda ijaarka dadka isku dheriga ah ee gurigga wada deggan. Isku dhariga ah lama mid ah qoyska. Haddii uu qof aad istaqaanaan u soo guuro gurigaaga, wuxuu ka tirsan yahay inta aad isku dhariga tihiin. Markaasna waxaad heleysaa in yar oo kaalmo ijaar ah.

Kela waxay ogaalataa sida qaalibka ah sanad. Haddii ay xaaladaadu is bedesho sanad gudihii, wargeli arrintaa Kelada.

Kela waxay ku soo shubi kartaa kaalmada ijaarka akountkaaga ama toos waxay ugu diri karaan gurigga cidda aad kaga jirtid akountkooda. Markaasna lacagtaasi toos ayey ugu tageysaa kirada.

kaalmada guud ee guryaha – warbixin cad af finnishka

KAALMAYNTA QOYSKA CARUURTA LEH

Haddii aad leedahay carruur yaryar, waxaa dhici karta inaad xaq u leedahay fasaxa qoyska. Waxaad kaalmo ka heleysaa markaas Kelada, markaad carruur yaryar gurigga ku heysatid.

Haddii uu qoyskiina u dhalanayo ilmo, la xidhiidh kelada. Sii ogow dhalmada ka hor, kaalmooyin noocee ah ayuu qoyskaagu ka helayaa kelada.

Taageerada qoysaska carruurta leh -warbixin cad af finnishka: Lapsen syntymä ja hoito | Henkilöasiakkaat | Kela

LACAGTA TAAGEERADA WAXBARASHADA

Pikaopas opintoetuuksiin – kela.fi

Maalgelinta waxbarashooyinka (infofinland.fi)

KAALMADA SAFARKA DUGSIGA

Macluumaadka kaalmada safarka iskuulka (kela.fi)

CAWINAADA WAQTIGA JIRADA

Sairastaminen ja etuudet – kela.fi

GARGAARKA SHAQO LA’AANTA

Macluumaad la xiriira badbaadada shaqo la’aanta (kela.fi, Finnish)

LACAGTA KAALMADA NOLOSHA

Kaalmaha dhaqaalaha waxa waaye kaalmaha ugu dambeeyo oo fulinaayo kharashka nolasha asaasiga eh. Kaalmaha dhaqaalaha micnahiisa waxa waaye in uu kaa cawiyo xilliga agad in uu ka hortago xilligaas iyo in uu taageero isbadbaadinta kelitashad.

YAA HELI KARO KAALMO DHAQAALE?

Waxaad Kela-da ka codsan kartaa kaalmada asaasiga dhaqaalaha. Marka dhaqaale iyo hanti kulli aad hayso ku filnayn, kharashka muhiimka ah ee nolol-maalmeedka ka mid guri, raashiin, caafimaad daryeelid iyo dhar. Daqaale ku soo gallay weliba tirada xisaabta waxaa ku jiro kaalmada sooshalka. Markastaba codsasho kaalmaynta dhaqaale ka hor, hubi in aad heli kartit dhaqaale kale ama kaalmo tusaale ahaan kaalmada shaqo la’aanta iyo kaalmada guriga. Marka hore codso kaalmooyinka kulli aad xaq u leedahay.

Adeegga shaqaalaha arrimaha bulshada ee degmada ayaad ka dalban kartaa haddii aad u baahato tan kuu buuxineysa ama lagaaga hor istaagayo dhaqaalaha kaa dhiman intii nolosha laguugu talgaley waxyaalaha sida kadiska ah kuula soo gudboonaada ama halka mar baahidda timaada ama dakhliga kaa baxa. Tan laguugu buuxinaya kaalmada kabka nolosha in aad heshid waxay ku xidhan tahay shuruudaha ah koleyba in aad marka hore kelada ka heshid go’aan ogolaansho ah oo kaalmada kabka nolosha ee aasaasiga ah. Weydii haddii aad u baahatid wixii warbixin dheeraada ah adeegga shaqaalaha arrimaha bulshada ee degmada.

 

Saan baa u codsanaysaa kaalmaynta dhaqaalaha:

Kaalmo ka codso adeega Kela web-ka: www.kela.fi/asiointi. Haddii adeega web-ka adagyahay, waxaad ka heli kartaa isticmaal tusid meesha adeega Kela-da. Kaalmada weliba waxaa lugu codsan karaa foomka ama hadal ahaan. Adreeska boostada waxa waaye Kela, PL 10, 00056 KELA

Xusuuso in aad ku lifaaqdid dhammaan lifaaqyada lagaaga baahan yahay!

Lifaaqyada caadiga ahi waa:

  • warbixinta bangigaaga waxa soo gala iyo waxa ka baxa
  • biilka korontada
  • caymiska gurigga
  • daryeelka caafimaadka dadweynaha ka dhexeeya biilasha kaaga yimaada

Codsiaga ugu horeeya waxaa lagaaga baahan yahay 2 bilood ee ugu dambeeyey bangigaaga warbixintiisa waxa soo gala iyo waxa ka baxa.

 

MUDDO INTEE LE’EG AYUU GO’AANKU KU IMANAYAA?

Markaad codsigaaga buuxbuuxisid ee aad ka tagtid, Kela ayaa go’aan ka soo gaadha todoba maalmood oo shaqo markey ka soo wareegto. Haddii uu codsigaagu yahay degdeg, waxaad go’aankaaga heleysaa isla maalinta aad dhigtey maalinta ku xigta ee maalin shaqo ah. Haddii uu codsigaagu kala dhantaallan yahay, Kela waxay kugu soo celineysaa inaad soo buuxisid waxa ka dhiman. Tanina waxay hakineysaa codsigaaga ilaa iyo intaad soo dhameystireysid waxyaalaha kaa dhiman ee lagaa rabo. Haddii aad ku soo gudbin weydid lifaaqyada lagaa dalbadey xilligii lagu cayimey, Kela codsigaaga waxay falanqeyneysaa lifaaqyadaa la’aantood.

Go’aankaaga kaalmada kabka dhaqaalaha waxaad heleysaa isagoo qoraal ah.

Haddii aanad ku qanacsaneyn go’aankaaga, waxaad ka sameyn kartaa ina wax laga badalo. Go’aanka waxaa laguugu sheegayaa, sidee ayaad u dalban kartaa wax ka badalidda.

KAAMOOYINKA HAWLGABKA

Hawlgab (infofinland.fi)

Eläkkeelle jäävän pikaopas – kela.fi

KAALMADA DHAQAALE EE DADKA NAAFADA AH

Kaalmada dhaqaale ee dadka naafada ah (infofinland.fi)

Vammaistuet – kela.fi

HAWL GABKA LA SIIYO QOYSKA

Hawlgab (infofinland.fi)

Perhe-eläkkeen pikaopas – kela.fi

BAXNAANIN

Dhaqancelinta adeegyada ka imaanayo Kela (video, 3′, YouTube)

Pikaopas kuntoutukseen – kela.fi

Kela Hämeenlinna

Rauhankatu 1
13100 Hämeenlinna

Saacadaha ay furan yihiin

Insniinta – jimcaha dawan 9.00 – 16.00

  • TE-toimisto Hämeenlinna >>
  • Palvelupiste Kastelli >>

WARARKA

  • Qado maraq bilaash ah oo loogu talagalay qoysaska leh carruurta 21.05.2025
  • Dabaaldegga Maalinta Shaqaalaha (Vappu) ee Hämeenlinna 25.04.2025
  • Halkeen ka helayaa raashinka gargaarka ah? 13.02.2024
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS WARARKA MAGAALADA HÄMEENLINNA

  • Hämeenlinnan kaupunki etsii Aulangon ulkoilumajalle uutta toimijaa – ilmoita kiinnostuksesi 28.05.2025
  • Hämeenlinnan kaupungin ja Hattulan kunnan ympäristöpalkinnon saaja vuonna 2025 28.05.2025
  • Kaupunkiveneet saapuvat jälleen rannoille 28.05.2025
  • Hyvinvointipuu sai lehdet -hämeenlinnalaisten ajatuksia hyvinvoinnista 28.05.2025
  • Tarjolla ainutlaatuinen tontti ydinkeskustassa järvi- ja linnanäkymin – Laatukilpailu Palanderin tontista alkaa 27.05.2025

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

 

 

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo