
Hämeenlinna waxaad tusaaleyn iyo talosiin ka heli kartaa meelo badan oo kala duduwan. Waxaa tusaaleyn iyo talosiin lagaa siinayaa sida deegaanka, ariimaha bulshada- iyo adeegyada caafimaadka, waxbarashada, iyo shaqo raadinta iyo sidoo kale arrimaha la xidhiidha baasaboorka.
Meelaha kale Finland xafiiska laanta socdaalka iyo magaaladda Helsinki la talintooda dadka dalka u soo guurey ayaa bixiya tusaaleynta iyo talosiinta sida. sharciga iyo jinsiyada Finland arrimaha la xidhiidha.
Waxaad tusaaleyn iyo talosiinta ka heleysaa sidoo kale dhinaca internetka.