Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • WAA MAXAY HÄMEENLINNA?
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • KAALMADA KIRADA EE KELADA
          • GURI IIBSASHO
          • Shirkadda dayactirka
          • GURYAHA ARDEYDA
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • TALO-BIXINTA DEGANAANSHAHA IYO TAAGEERADA DEGANAANSHAHA
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Si degdeg ah si aad u shaqeyso: Opin tababar
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • WAXBARASHADA U DIYAARGAROWGA AH
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Caafimaadka
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Kaalmooyinka Kelada
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Kaalmada bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
        • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran

  • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
  • Maamulka finland
  • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
  • Sinnaanta
  • Isku qiimo ahaanshaha
  • Qoyska 
    • Waa maxey qoys?
    • Wada deganaansho
    • Guurka
    • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
    • Caruurta
    • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
    • Badbaadadda carruurta
    • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
  • Cimilada finland
  • Xafladaha ciidda ee finnishka
  • Hab-dhaqanka finnishka
  • Dhaqanka finnishka ee cuntada
  • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey
/ Nolol Maalmeedka Dalka Finland / Qoyska  / Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran

Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran

  • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
  • Maamulka finland
  • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
  • Sinnaanta
  • Isku qiimo ahaanshaha
  • Qoyska 
    • Waa maxey qoys?
    • Wada deganaansho
    • Guurka
    • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
    • Caruurta
    • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
    • Badbaadadda carruurta
    • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
  • Cimilada finland
  • Xafladaha ciidda ee finnishka
  • Hab-dhaqanka finnishka
  • Dhaqanka finnishka ee cuntada
  • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Finland si sinnaan leh bay xuquuqda iyo waajibaadku u saameeyaa waalidka. Waalidku waxay xuquuq u leeyihiin waajibna ku ah inay daryeelaan nolosha wanaagsan ee carruurtooda. Waalidka xilka saaran waa inay ilmahooda ku daryeelaan oo ku barbaariyaan deegaan leh nabadgelyo iyo waxay ku madadaashaan, waa inay ilmaha u suurageliyaan inuu helo waxbarasho isaga ku haboon. Finland barbaarinta ilmaha lama isticimaali karo edeb barid dilitaan jir ahaaneed ah iyo nooc walboo jirdil oo loo geysto ilmaha waa denbi. Ilmaha waa in la barbaariyaa isagoo helaya in la fahmo, nabadgelyo iyo jacayl u muujin.

Sida caadiga ah waalidku xaq bay u leeyihiin inay go’aan ka gaaraan waxyaabaha ku saabsan ilmohooda daryeelkiisa, barbaarintiisa, degmada uu ku noolaanayo iyo waxyaabaha kale ee ilmaha khuseeya. Marka go’aamada la gaarayana waa in la tixgeliyaa ilmaha fikradiisa. Wakhtiga ay socdaan waxqabadyada taageerooyinka ee daryeelka furan waalidku waxay xaq u leeyihiin inay go’aan ka gaaraan dhammaan waxyaabaha ku saabsan ilmaha arrimihiisa iyo waxqabadyada taageerooyinka ee daryeelka furan oo ujeedkoodu yahay iney qoyska u maareeyaan adeegyo, kuwaasoo ka kaalmeynaya kana caawinaya ilmihii oo ku nool gurigiisa.  Sharciga nidaamkiisa ayaa wuxuu yahay, marka ilmaha arrimihiisa faraha lala galo waa in la isku dayaa in waalidka lala yeesho wadashaqayn wanaagsan. Waalidku mar walba xaq bay u leeyihiin, inay go’aan ka gaaraan waxyaabaha ku saabsan ilmaha diintiisa iyo barbaarinta diimeed.

Waalidnimadu marnaba ma dhammaato, marka ilmaha lala wareego ama la meeleeyo, laakiin markaas waxaa la xadidayaa awoodda go’aanka ee waalidka. Waalidku iyagaa weli ilmaha masuul ka ah, laakiin ilmuhu meesha uu joogayo, daryeelkiisa, barbaarintiisa iyo dhaqaalayntiisa waxaa go’aan ka gaaraya waaxda sooshalka ee degmada. Welina waxaa la isku deyeyaa, in go’aamada la gaaro iyadoo wadashaqayn lala yeelanayo waalidka. Marka lagu jiro wakhtiga ay socoto la wareegidda iyo meelaynta degdegga ah, waalidku waxay xaq u leeyihiin inay helaan wararka ku saabsan ilmohooda arrimihiisa, waxayna xaq u leeyihiin inay ilmaha xiriir la yeeshaan. Waalidku waxay kaloo xaq u leeyihiin, inay ogaadaan waxyaabaha iyaga laga qoray iyo waxyaabaha sababta looga dhigay waxyaabaha la sameeyey.

Waalidku mar walba xaq bay u leeyihiin, inay fikradooda ka dhiibtaa waxqabadyada badbaadada carruurta. Mararka qaar waxqabadyada badbaadada carruurtu waa kuwo waalidku aanay fikrad ahaan raalli ka ahayn. Sharciga ayaa qeexaya markay tahay, in arrinta laga gaaro go’aan offishal ah iyo qofka go’aanka gaari kara. Sharciga ayaa sidoo kale sheegaya, in go’aamada la gaarey laga dacwoon karo oo la dalban karo in la beddelo. Tusaale ahaan go’aanka ku saabsan la wareegidda ilmaha ama go’aanka ku saabsan meelaynta degdegga ah ee ilmuhu waa go’aamay ay waalidku xaq u leeyihiin inay ka dacwoon karaan oo dalban karaan in la beddelo. Marka go’aanka la ogaado ka dib waa in dacwada go’aanka laga dacwoonayo (cabasho) lagu sameeyaa 30 maalmood gudohood. Shaqaalaha maamulka waxaa waajib ku ah, inay waalidka u sheegaan xuquuqda ay waalidku leeyihiin. Hadday waalidku u arkaan in si khalad ah loola dhaqmay, waxay xaq u leeyihiin inay la xiriiraan qofka ah wakiilka arrimaha bulshada ee degmada (kunnan sosiaaliasiamies). Wakiilka arrimaha sharciyada ee baarlamaanka (Eduskunnan oikeusasiamies) ayaa ilaaliya inay shaqaalaha maamulku dhowraan sharciyada. Isaga ayaana loo dacwoon karaa oo arrinta loo sheegi karaa.

Wixii warbixin dheeraad ah ee badbaadadda carruurta Finland halkan ayaad ka heleysaa.

 

Xigasho: Lastensuojelu.info

  • Lastensuojelun keskusliitto: Tietoa lastensuojelusta >>
  • Terveyden ja hyvinvoinnin laitos: Lastensuojelun käsikirja >>

WARARKA

  • Qado maraq bilaash ah oo loogu talagalay qoysaska leh carruurta 21.05.2025
  • Dabaaldegga Maalinta Shaqaalaha (Vappu) ee Hämeenlinna 25.04.2025
  • Halkeen ka helayaa raashinka gargaarka ah? 13.02.2024
  • Wakhtiga keydinta calaamadda buugga madow 29.07.2021
  • Ku aqriso wargeysyada elektaroonigga ah fadhiga gurigaaga adigoo joogo! 22.04.2020

RSS WARARKA MAGAALADA HÄMEENLINNA

  • Hämeenlinnan kaupunki etsii Aulangon ulkoilumajalle uutta toimijaa – ilmoita kiinnostuksesi 28.05.2025
  • Hämeenlinnan kaupungin ja Hattulan kunnan ympäristöpalkinnon saaja vuonna 2025 28.05.2025
  • Kaupunkiveneet saapuvat jälleen rannoille 28.05.2025
  • Hyvinvointipuu sai lehdet -hämeenlinnalaisten ajatuksia hyvinvoinnista 28.05.2025
  • Tarjolla ainutlaatuinen tontti ydinkeskustassa järvi- ja linnanäkymin – Laatukilpailu Palanderin tontista alkaa 27.05.2025

DHACDOOYINKA

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

 

 

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo