Qoyska

Bogaggan ayaad ka heleysaa warbixinahan
- qoysas noocee ahaa ayaa Finland ku nool
- maxaa looga jeedaa guurka iyo isla noolaanshaha
- waa maxay xuquuqaha iyo waajibaadyada dadka is qabaa
- halkaad ka heleysid talooyinka arrimaha qoyska
- wa sidee korriinka carruurta Finland
- waa maxay masuuliyada waalidku
- taageero noocee ayaad heli kartaa oo korriinka carruurta ah adeegyo noocee ah ayaa qoysaska looga fidiyaa Hämeenlinna.