Awoodda carbka saacadda (kykyviisari)
Kykyviisari waa Xarunta caafimaadka shaqaalaha koboceeda oo bilaash ah shaqada- iyo awooda wax qabad nidaamka is qiimeynta, kaas oo kaa caawinaya in ka jawaabuhu uu ogaan karo xaaladiisa, waxyaalaha udub dhexaadka ah ee uu ku wanaagsan yahay iyo waxyaalaha u baahan inuu kobciyo. Kykyviisari waxay kuu suurogalineysaa sidoo kale shaqada- iyo awoodda wax qabad isbedeladda ku dhaca in dib loo hubiyo, haddii ay qiimeynta lagu noqnoqdo.
Kykyviisari waxay ku wajahan tahay shaqada- iyo awoodda wax qabadkooda shaqsiyaadka xiiseynaya iyo sdioo kale mashruuca- qorsheynta adeegiisa shaqaalaha xirfadda u leh.
Kykyviisari waxay u faa’iideyneysaa sidoo kale go’aamiyayaasha, sababtoo ah waxay soo saareysaa warbixin qiimo leh oo taageereysa go’aan sameynta.
Kykyviisariga si aad u tijaabisid waxaad ka gali kartaa halkan.
Wixii warbixin dheeraad ah ee ku saabsan Kykyviisariga halkan ayaad ka heleysaa.