Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • WAA MAXAY HÄMEENLINNA?
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • KAALMADA KIRADA EE KELADA
          • GURI IIBSASHO
          • Shirkadda dayactirka
          • GURYAHA ARDEYDA
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • TALO-BIXINTA DEGANAANSHAHA IYO TAAGEERADA DEGANAANSHAHA
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • WAXBARASHADA U DIYAARGAROWGA AH
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Caafimaadka
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Kaalmooyinka Kelada
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Kaalmada bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
        • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Dal la qabsiga Hämeenlinna

/ Dal la qabsiga Hämeenlinna

Dal la qabsiga Hämeenlinna

Hadafka laga leeyahay waa in Hämeenlinna ay u yeelato waxqabadyo wanaagsan- iyo deegaan dadka dalka u soo guurey. Dhammaan waxqabadyada dal la qabsiga oo dhan ujeedadoodu waa in lagu dhiirigeliyo dadka u soo guuraya si ay uga helaan goobtooda shaqo iyo nolol maalmeedka Hämeenlinna.

Hämeenlinna, sida meelaha kale ee Finland oo kale, ayaa loogu soo guuraa sida ugu badan qoys-, shaqo-, iyo sababo waxbarasho. Tirada dadka ku nool Hämeenlinna waa 67 558 qeybaha dadka ku hadla luqadaha ajnabiga ahna waa 3 424 oo dhan 5,1 % (31.12.2018).

Dal la qabsigu waa xirfado kala duduwan, arrimo ka dhexeeya maamulo kala duduwan iyo iskaashiyo kala duduwan wax qabadyo ku saleysan. Wada shaqeymaha waxaa la wadaaga degmooyinka iyo masuuliyiinta dawladda intaa waxaa dheer hay’adaha, shirkadaha, xaafadaha iyo sidoo kale bulshada kale.

KOOXAHA SAAMILEYDA DAL LA QABSIGA

MAAMULKA DHEXE

WASAARADDA- SHAQADA IYO MAAREYNTA NOLOSHA (TEM)

TEM ayaa masuul ka ah dal la qabsiga dadka dalka u soo guurey iyo kuwaas sharciyada la xidhiidha iyo sidoo kale horumarinta shaqaaleysiinta dadka dalka u soo guurey.

Halkan ka sii akhriso.

WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA (SM)

SM ayaa ka masuul ah siyaasadda dadka dalka u soo guurey iyo sharciyada khuseeya diyaarinta jinsiyada. Intaa waxaa dheer oo wasaaradda arrimaha guduhu ay masuul ka tahay sida maamulka waxqabadka xafiiska laanta socdaalka.

Halkan ka sii akhriso.

WASAARADDA WAXBARASHADA – IYO DHAQANKA (OKM)

OKM:ta waxqabadkeeda waxaa hoos yimaada dadka dalka u soo guurey kobcinta waxbarashadooda heererka waxbarasho ee kala duduwan sidoo kale dhaqamada, jimicsiyada, shaqooyinka dhallinyarada iyo arrimaha khuseeya diinta.

Halkan ka sii akhriso.

WASAARADDA CAAFIMAADKA- IYO ARRIMAHA BULSHADA (STM)

STM:ta waxaa hoos yimaada dhamaan dadka dalka u soo guurey ee Finland degan ammaankooda aasaasiga ah, bad qabkooda iyo arrimaha khuseeya caafimaadkooda.

Halkan ka sii akhriso.

WASAARADDA CADAALADDA (OM)

OM:ta waxaa waxqabadkeeda hoos yimaada sida sinaanta iyo kobcinta xidhiidhada qowmiyadaha wanaagsan.

Halkan ka sii akhriso.

WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA (UM)

UM waxay masuul ka tahay siyaasadaha fiisayaasha. Safaaradaha Finland u fadhiya dalka dibadiisa ayaa bixiya fiisayaasha qaabilana wargelimaha jinsiyada iyo sidoo kale codsiyada sharciyada.

Halkan ka sii akhriso.

XAFIISKA LAANTA SOCDAALKA (MIGRI)

Migri waa dal u soo guuridda-, magangelyo doonka-, qaxootinimada-, iyo arrimaha jinsiyada  ururka- ka goo’aan gaadha wuxuuna kor u qaada nidaamka qaabilaadda.

Halkan ka sii akhriso.

GUDOONKA WAXBARASHADA (OPH)

OPH waxay masuul ka tahay sida kobcinta waxbarashada iyo iskuuladda, aqoonsiga shahaadooyinka dalka dibadiisa sidoo kale kobcinta takhasusyada luqadaha guud, hirgelintooda iyo ilaalintooda.

Halkan ka sii akhriso.

MASUULKA LOO DOORTEY SINAANTA

Masuulka loo doortey- sinaanta shaqadiisu waa inuu horey u mariyo qowmiyadaha laga tirada badan yahay iyo jagadooda ajnabinimo, sinaantooda iyo xuquuqda amaankooda iyo sidoo kale xidhiidhada wanaagsanee qowmiyadaha Finland jooga.Masuulka loo doortey sinaantu sidoo kale waa ka warbixiyaha ka ganacsiga dadka ee qaranka.

Halkan ka sii akhriso.

XARUNTA KA TALOBIXINTA XIDHIIDHADA QOWMIYADAHA

Etno waxay ugu shaqeysaa si sal ballaadhan talo- bixiye ahaan ku noolaanshaha qaxootinimada iyo isku socdaalista iyo sidoo kale cunsuriyadda iyo arrimaha la xidhiidha xidhiidhada qowmiyadaha.

Halkan ka sii akhriso.

MAAMULKA DEEGAANKA

GALBEEDKA- IYO GUDAHA-FINLAND WAKAALADAHA MAAMULKA DEEGAANKA

AVI waxay masuul ka tahay oo wax qabadkeedu khuseeyaa arrimaha dal la qabsiga dadka dalka u soo guurey adeegyada qorshayaasha kobcinaya, hagitaanka iyo ilaalinta. AVI waxay hagtaa waxqabadyada degmooyinka sida arrimaha bulshada- iyo daryeelka caafimaadka iyo sidoo kale waxbarashada iyo howlaha kale ee ilbaxnimada iyo dhaqamada la xidhiidha.

Halkan ka sii akhriso.

XARUNTA DHEXE EE- HÄMEEN ELY (ELY)

ELY-Xarumaheedu waxay qaabilsan yihiin heer gobaleedka dal la qabsiga dadka dalka u soo guurey.  ELY-Xarumaheedu waxay taageeraan diyaarinta barnaamijyada dal la qabsiga iyo hirgelintooda sidoo kale waxay degmooyinka kala heshiiyaan shaqsiyaadka la siiyey badbaadada caalamiga ahi degmooyinka ay dagayaan. ELY-Xarumahoodu waxay hagaan xafiisyada shaqada dal u soo guuridda iyo arrimaha la xidhiidha dal la qabsiga.

Halkan ka sii akhriso.

MAAMULKA GOBOLKA

MAGAALADDA HÄMEENLINNA

Magaaladda Hämeenlinna (degmadda) shaqadoodu waa in ay daryeelaan in adeegyada ay fidinayaan ay ku haboon yihiin sidoo kale dadka ajnabiga ah ee degmada deggan. Degmada shaqadeedu sidoo kale waa in ay kobciso dal la qabsiga, qorshihiisa lana socoto heerka degmeynta.

Halkan ka sii akhriso.

ADEEGYADA DEEGAANKA

Hämeenlinna waxay leedahay guryo-kiro ah oo badan. Guryaha-ijaarka ahi waxay leeyihiin doorasho deganaansho oo dabacsan.

Halkan ka sii akhriso iyo halkan.

KORRIINKA CURDINKA AH

Korriinka curdinka ah hadafkiisu waa in la taageero ilmaha korriinkiisa, kobociisa iyo waxbarashadiisaba sidoo kalena kor loo qaado badqabkiisa. Korriinka curdinka waxaan ku qorsheyn karnaa xanaano maalmeedka, xanaano maalmeedka guryaha lagu hayo ama wixii kale ee korriinka curdinka ah sida kooxaha- iyo howlaha ciyaaraha.

Halkan ka sii akhriso iyo halkan.

WAXBARASHADA HOOSE DHEXE

Dugsiyada hoose dhexe waxay leeyihiin shaqooyinka korriinka- iyo waxbarashada. Hadafkooduna waa in ay ka taageeraan ardeyda sidii ay u noqon lahaayeen dad iyo xubno ka tirsan bulshada sidoo kalena la baro aqoonta ay u baahan yihiin iyo xirfadaha. Waxbarashada hoose dhexe waxay u soo saartaa dhamman isku waxbarasho ku -haboon oo ay sii wataan waana bilaash.

Halkan ka sii akhriso iyo halkan.

ADEEGYADA CARRUURTA IYO DHALLINYARADA

Adeegyada carruurta iyo dhallinyaradu waa sida korriinka curdinka ah, meelaha ay carruurtu tagaan (kerho), bilowga waxbarashada iyo dugsiyada hoose dhexe sidoo kale waxyaalaha ay ku maararoobaan iyo goobaha dhallinyarada.

halkan ka sii akhriso xanaano maalmeedka iyo korriinka curdinka ah, dugsiyada hoose dhexe iyo waxbarashada heerka labaad halkan, goobaha dhallinyarada halkan adeegyada dhallinyaradana halkan.

ADEEGYADA CAAFIMAADKA

Adeegyada caafimaadka hadafkeedu waa in la horey mariyo korna loo qaado caafimaadka dadka, badqabkooda, shaqada- iyo awoodooda wax qabad iyo ammaankooda dhexgalka bulshada sidoo kalena la yareeyo farqiga caafimaadka. Aasaaskuna ka hortagga daryeelka caafimaadka iyo badqabyada waxqabadkooda, dhamaan dadkoo dhani si ay u helaan adeegga caafimaadka.

Halkan ka sii akhriso iyo halkan.

ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA

Adeegyada arrimaha bulshada ujeedadoodu waa daryeelka arrimaha bulshada shaqsiyaadka xirfadda u lihi in ay shaqsiga, qoyska iyo bulshadaba awoodooda waxqabad, badqabka arrimaha bulshada, ammaanka iyo ka qeybqaadashada iyo howlaha kor u qaadida adeegyada arrimaha bulshada iyo kuwaas adeegyada kaalmeynta ah ee ku jira.

Halkan ka akhriso iyo halkan.

WARBIXINTA DAL U SOO GUURIDDA

Warbixinta dal u soo guuriddu waxay kugu hageysaa, sida ay u shaqeeyaan masuuliyiinta dalkan Finland iyo sida looga taageero dal la qabsiga Hämeenlinna. Warbixinta dal u soo guuriddu waxay kugu hageysaa sidaad ula xaajoon laheyd masuuliyiinta, tusaale ahaan sida loo buuxbuuxiyo foomamka luqadda finnishka ku qoran.

Halkan ka akhriso.

DARYEELKA DADKA WAAWEYN-IYO ADEEGYADA XANAANEYNTA

Adeegyadda dadka waaweyn waxaa lagu kaalmeeyaa macaamiisha tayada noloshooda, awoodooda waxqabad iyo sidoo kale gebi ahaanba bad qabkooda.

Halkan ka sii akhriso.

DHAQANKA- IYO ADEEGYAADA JIMICSIYADA

Hämeenlinna waxay leedahay adeegyo dhaqan-iyo jimicsi oo noocyo.

Halkan ka sii akhriso iyo halkan.

XAFIISKA DIIWAANGELINTA HÄMEEN, HÄMEENLINNA WAAXDEEDA

Xafiisyada diiwaangelintu waxay qaabilsan yihiin nidaamka dadka iyo arrimaha masuulnimada. Xafiisyada diiwaangelinta shaqooyinkooda kale waa sida in ay baadhaan guurka waxa kaa hor istaagi kara iyo arrimaha magac badalidda.

Halkan ka sii akhriso iyo halkan.

XARUNTA HOWLGABKA (KELA)

Kela waxay daryeeshaa Finland dadka degan oo dhan ammaanka bulshada xaaladahooda kala duduwan.

Halkan ka sii akhriso iyo halkan.

XAFIISKA SHAQADA EE HÄMEENLINNA

Xafiiska shaqadu wuxuu u diyaariyaa dadka dalka u soo guurey adeegayda dal la qabsiga, kuwaas oo hadafka laga leeyahay uu yahay in lagu caawiyo ajnabiga iney dalka la qabsadaan ayna shaqo helaan. Khaas ahaan dadka dalka u soo guurey adeegyada bilowga ah ee loogu talogaley dal la qabsigu waa hagitaan iyo talosiin, sahaminta bilowga ah, qorshaha dal la qabsiga iyo iskuulada dal la qabsiga.

Halkan ka sii akhriso iyo halkan.

WAX QABADYADA KALE

MACHADYADA

Hämeenlinna iyo meelaha kale ee Kanta-Häme waxaa ka howlgala machadyo (sida toimivat waxbarashada iyo tababarada Tavastia, Kiipula machadkooda xirfadaha iyo waxbarashada xirfadaha heerka sare ee Häme) waxay qorsheynayaan iskuulada iyo sidoo kaledadka dalka u soo guurey iyo dadka dalka u soo guurey shaqooyinka kuwa ay isku beegsanayaan. Machadyada qaar ka mid ahi waxay sidoo kale sameeyaan baadhitaano iyo mashaariic la hirgeliyo, kuwaas oo soo saara nidaamyo wanaagsan iyo warbixino dal la qabsiga ah oo dhinacyo badan oo lagu taageero dalla qabsiga.

Halkan ka sii akhriso iyo halkan.

SHIRKADAHA

Hämeenlinna iyo meelaha kale ee Kanta-Häme ba waxaa ka shaqeeya shirkado kala duduwan, kuwaas oo muhiis u ah shaqaaleysiinta. Linnan kehitys Oy:g bogogooda waxaa ku yaala diiwaangelinaha shirkadaha, kuwaas oo aad ka raadin karto shirkadaha (iyagoo isugu xigxiga xarfaha ay ka kala bilaabmaan ama marba sida uu waxqabadkoodu yahay).

Halkan ka sii akhriso.

KUWA KALE EE SHAQO BIXIYAYAASHA AH

Shirkadaha deegaanka xagooda ayaa sidoo kale sida Kanta-Häme degmooyinkeeda iyo Kanta-Häme ba ururada ka shaqeeyaa ay muhiim ugu yihiin in loo shaqeeyo.

Halkan ka sii halkan.

URURADA SHAQAALAHA

Ururada shaqaalka (sidoo kale ururka shaqaalaha) waa jaaliyada dhaqdhaqaaqa ururka ee ku shaqeeya isku xidhkooda, kaasoo isku dayaya inuu difaaco wanaajiyana shuruudaha shaqada ee shaqaalaha.

Halkan ka sii akhriso.

URURADA DOWLIGA AH

Hämeenlinna iyo meelaha kale ee  Kanta-Häme ba waxaa ka shaqeeya ururo dowli ah, kuwaas oo diyaariya howlaha horey u marinaya dal la qabsiga iyo adeegyada. Sidoo kale Hämeenlinna waxaa ka howlgala sidoo kale dadka dalka u soo guurey ururadooda iyo jaaliyadahooda. Dal la qabsiga dadka dalka u soo guurey waxaa horey u mariya sidoo kale  ka qeybgalidooda sida in ay ka qeyb galaan ururada jimicsiyada iyo howlaha kale ee maararowyada ama waxyaalaha ay xiiseeyaan. Halkan ka sii akhriso.

KANIISADAHA IYO URURADA DIIMAHA KALE

Hämeenlinna iy meelaha kale ee Kanta-Hämeba waxaa ka howlgala kaniisado dhowr ah iyo ururo diimaha kale ah, kuwaas oo diyaariya howlo horey u marinaya dal la qabsiga iyo adeegyada.

Halkan ka sii akhriso.

MACLUUMAAD LOOGU TALAGALAY SOOGALOOTIGA

Magaalada Helsinki:

InfoFinland.fi

Xafiiska laanta socdaalka (Migri):

Enter Finland
Moving to Finland

Suomi.fi:

Maahanmuutto

TE-palvelut:

Work in Finland

Wasaaradda – shaqada iyo maareynta nolosha (TEM)

Tervetuloa Suomeen –opas

Wasaaradda arrimaha dibadda (UM):

This is Finland

WARBIXINAHA XUBNAHA SAMEEYA SHAQOOYINKA DAL LA QABSIGA

Magaalada Hämeenlinna:

Hämeenlinna oo caalami noqoneysa. Qaabka howlaha dadka dalka u soo guurey dal la qabadsiintooda 2021– 2025.

Nidaamka caawinta dadka dhibbanayaasha laga soo ganacsadey:

Ihmiskauppa.fi (dhibbanayaasha iyo sidoo kale masuuliyiinta iyo xubnaha kaleba)

IOM Finland:

U fur irridda caawimaadda – dadka dhibbanayaasha ah ee laga soo ganacsadey caafimaadkooda iyo badqabkooda horumarintooda (macluumaadka wax lagu barto ee arrimaha bulshada- iyo caafimaadka shaqaalaha xirfadaha u leh iyo wax barayaashooda)

Xarunta caafimaadka iyo bad qabka:

Dal u soo guuridda iyo dhaqamada kala duwanaantooda
Waxbarashada-PALOMA

Wasaaradda shaqada- iyo maareynta nolosha:

Warbixinaha xaqiiqda ah ee dal u soo guuridda iyo dal la qabsiga
Kotoutuminen.fi

Xarunta- ely ee Uudenmaa:

Taageeridda dal la qabsiga

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

 

 

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo