Toddobaadka ka hortagga midab-takoorka ayaa mar kale la dabaaldegi doonaa laga bilaabo Maarso 17 ilaa Maarso 23, 2025. Mawduuca sanadkan waxa uu ka hadlayaa cunsuriyadda. Todobaadka ololaha waxa uu nagu dhiiri galinayaa in aan aqoonsano cunsuriyada oo aan ka hortagno.