Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • WAA MAXAY HÄMEENLINNA?
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • KAALMADA KIRADA EE KELADA
          • GURI IIBSASHO
          • Shirkadda dayactirka
          • GURYAHA ARDEYDA
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • TALO-BIXINTA DEGANAANSHAHA IYO TAAGEERADA DEGANAANSHAHA
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Si degdeg ah si aad u shaqeyso: Opin tababar
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • WAXBARASHADA U DIYAARGAROWGA AH
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Caafimaadka
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Kaalmooyinka Kelada
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Kaalmada bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
        • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Bilowga sanad-dugsiyeedka xagaaga ee waxbarashada aasaasiga ah

/ Taariikhda / Bilowga sanad-dugsiyeedka xagaaga ee waxbarashada aasaasiga ah

<< KU LAABO LIISKA WARARKA

01.08.2025

Bilowga sanad-dugsiyeedka xagaaga ee waxbarashada aasaasiga ah

erivärisiä kyniä kuvassa
Dugsiyada Hämeenlinna waxay bilaabmi doonaan Arbaco 6.8.2025.

Sanad-dugsiyeedka 2025–2026

  • Xagaaga: 6.8.–19.12.2025
    • Fasaxa dayrta: Isniin 13.10. – Axad 19.10.2025 (usbuuca 42)
    • Fasaxa kirismaska: Sabti 20.12.2025 – Talaado 6.1.2026
  • Gu’ga: 7.1.–30.5.2026
    • Fasaxa jiilaalka: Isniin 23.2. – Axad 1.3.2026 (usbuuca 9)
    • Ciidda kirismaska (Easter): Jimce 3.4. – Isniin 6.4.2026

Wax dheeraad ah: Sanad-dugsiyeedka iyo fasaxyada

Barashada afka hooyo

Dersiga afka hooyo wuxuu bilaaban doonaa bisha Sebtember.

Howlaha subaxnimo iyo galabnimo

Ardayda fasallada 1aad iyo 2aad iyo kuwa haysta taageerada waxbarashada waxay ka qeyb qaadan karaan howlaha subaxnimo iyo galabnimo.

Macluumaad dheeraad ah iyo codsashada: Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha

  • Ha iloobin inaad hubiso inaad xaq u leedahay in laga dhaafo lacagta: Maksuvapautushakemus aamu- ja iltapäivätoimintaan lukuvuodelle 2025-2026 – Application for fee exemption, morning and afternoon club 2025-2026

Gaadiidka dugsiga

Gaadiidka dugsiga waxaa la bixiyaa haddii masaafta u dhaxeysa guriga iyo dugsiga kuugu dhow ay ka badan tahay 5 km. Carruurta fasallada 0–2aad waxaa loo oggol yahay gaadiid haddii masaaftu ka badan tahay 3 km.

Akhri wax dheeraad ah: Gaadiidka iskuuladda

App-ka MunApp ee gaadiidka dugsiga

Ardayda ku safarta taksiga waxay heli doonaan jadwalka iyo wadooyinka gaadiidka dugsiga ee MunApp. App-kan waxaa lagu isticmaali karaa bogga: munapp.kuntalogistiikka.fi ama adoo soo dejisanaya app-ka moobilka. Diiwaangelintu waxay ku dhacdaa lambarka telefoonka.

Fadlan hubi in xogta ilmahaaga ay si sax ah ugu jirto nidaamka.

Ardayda u safarta dugsiga baska

Hubi inaad lacag ku shubtay kaarka safarka Waltti, adoo isticmaalaya Waltti-verkkokauppa ama adeegga dadweynaha ee Hämeenlinna: Kastelli.

Howlaha xiisaha (hobby)leh ee ardayda

Hiwaayado bilaash ah oo u dhow ardayda dugsiyada hoose iyo sare.

  • Liikuntalukkari: dhaqdhaqaaqyo isboorti oo bilaash ah fasallada 5–9aad
  • Nuorisopassi: dhammaan ardayda fasallada 5–9aad ee Hämeenlinna

Madadaalo iyo dhaqan

  • Mama’s Café – Hämeen Setlementti ry
  • Kulttuurikeskus ARX waxay qabanqaabisaa dhacdooyin carruurta loogu talagalay – Dhammaan waa la soo dhawaynayaa! Kulttuurikeskus ARX
  • HÄX Demo tour – bandigga dhalinyarada
  • Sportti Festarit – bandhig isboorti ardayda fasallada 5–9aad
  • Dugsiga dabaasha carruurta: Lapset ja nuoret – Hämeenlinnan Uimaseura
  • Para School day tour
  • Hiwaayad ka dhiganta– hiwaayado lacag la’aan ah oo loogu talagalay carruurta dugsiga hoose iyo sareba

Faahfaahinta xirirka

  • Weydii iyo hagid: perusopetus@hameenlinna.fi
  • Gaadiidka dugsiyada ee barbaarinta iyo waxbarashada aasaasiga ah: koulukuljetukset@hameenlinna.fi

Sanad dugsiyeed wacan dhammaan ardayda bilaabaya waxbarashada!

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

 

 

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo