Goobaha dhallinyarada

Goobta dhallinyaradu waa meel, ay dhallinyaradu ku wakhti qaataan xilliyada fasaxa ah. Hämeenlinna waxaa ku yaala goobo dhallinyaro oo badan, halkaas oo oo qof walba ka heli karo agtiisa meel u dhow oo uu wakhtiga ku lumiyo.
Goobta dhallinyarada waxaad
- ciyaari kartaa biljardiga ama snookeriga
- ciyaari kartaa PlayStationka
- ciyaari kartaa ciyaaraha wadarta loo ciyaaro
- ku dhageysan kartaa kuusig
- filim ku daawan kartaa
- ku sameyn kartaa farsamada gacanta
- ku akhrisan kartaa joornaalka
- telefishanka ku daawan kartaa
- kaga qeybgeli kartaa tartano kala duduwan
- kula kulmi kartaa dhallinyarada kele.
Wixii warbixin dheeraad ah ee la xidhiidha goobaha dhallinyarada waxaad ka heleysaa halkan.