Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada

Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada:
- Keenso fikir meheradeed oo fiican
- Sameyso qorshaha meheradu ay ku shaqeyneyso
- Qorshee maal gashi
- Dooro qaabka meheradaada
- Ogow, maxaad ogolaansho u baahan tahay
- Wargeli diiwaanka tukaameysiga iyo masuulyiinta cashuurta
- Daryeel caymiskaaga
- Qorsheyso xisaabiye
Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan qorshaha ganacsiga halkan ka eeg.