
Laga bilaabo 12:30 duhurnimo, Hadii cunto hadho, waxaa loo qeybin karaa sidoo kale dadka kale.
Goobaha iyo Taariikhaha
- Jukola: Beerta (Jukola Lintukoto), cinwaanka: Eeronkuja 5, laga bilaabo 2.-13.6.2025. Waxaana soo qabanqaabiyay: Kaniisadda Hämeenlinna-Vanaja.
- Lammi: Beerta Maktabadda Lammi, cinwaanka: Linjatie 12, laga bilaabo 2.-13.6.2025. Waxaana soo qabanqaabiyay: Ururka 4H ee Gobolka Hämeenlinna.
- Keskusta: Linnanpuisto, cinwaanka: Niittykatu 3, laga bilaabo Juun 30.6.-25.7.2025.Waxaa soo qabanqaabiyay: Ururka 4H ee Gobolka Hämeenlinna.
Qadooyinka maraqa ah waa caano-la’aan, galley-la’aan, iyo doofaar-la’aan. Menu-ga toddobaadlaha ah waxaa lagu soo dhigayaa bogga Facebook-ka ee Puistoruokailu toddobaad kasta bilowgiisa.
Ururada deegaanka iyo waaxyaha Xarunta Qoyska la shaqeeya ee Oma Häme ayaa sidoo kale ka qayb qaadan doona qadada.
Qabanqaabiyaasha: Magaalada Hämeenlinna, Ururka 4H ee Gobolka Hämeenlinna, iyo Kaniisadda Hämeenlinna-Vanaja.