
Ma ogeyd inaad ku aqrisan karto joornaalada luuqadaada hooyo?
Maktabadda Hämeenlinna bejka ay ku leedahay internetka ayaad ka xulan joornaalka elektarooniga ah:
- Booqo barta vanamokirjastot.fi
- Gal (gal lambarka Kaarkaaga Maktabadda, kaas oo laga heli karo xagga dambe ee kaarka iyo PIN-gaaga)
- Riix E-Library iyo joornaalada Elektarooniga ah
- Aad qaybta joornaalada dibada ah iyo joornaalada oo guji ” Saxaafadda”
- Dooro Wadanka ama Luuqada
- Dooro waxaad rabto inaad aqrisodo oo aad ku raaxaysato aqriskiisa.