
Haddii aad raadineysid cunto raashin raqiis ah ama lacag la’aan ah waxaad helaysaa dhacdooyin kala duwan ruoka-apu.fi –sida.
Ku qor Hämeenlinna baadhitaanka khariidadda in la furo goobaha raashinka lagu qaybiyo iyo waqtiyada.
Haddii ay xaaladdaadu adag tahay, hubi in aad fursad u leedahay in aad caawinaad iyo kaalmo ka hesho Kelada, adeega sooshalka ama adeegyada caafimaadka ama kaniisadaha.
- Kela Hämeenlinnan palvelupiste | kela.fi
- Barta macluumaadka adeegyada sooshaalka Hämeenlinna | omahame.fi
- Kaniisadaha iyo bulshooyinka diinta | myintegration.fi