Myintegration Logo
Size qoraalka
Hel adeegaagga
Dhacdooyinka
  • Hel adeegaagga
  • Dhacdooyinka
  • Bogga hore
  • DEEGAANKA
        • Markaad u guureysid gurigaaga
          • Kusoo dhowow Hämeenlinna!
          • WAA MAXAY HÄMEENLINNA?
          • Xageed ka heleysaa guri?
          • Kirada iyo deebaajiga
          • Samee heshiis kiro oo qoraal ah
          • Muddo ogeysiis
          • Ogeysiiska guuritaanka
          • KAALMADA KIRADA EE KELADA
          • GURI IIBSASHO
          • Shirkadda dayactirka
          • GURYAHA ARDEYDA
          • Caymiska gurigga
        • Ku noolow hoygaaga
          • Xuquuqda kiraystaha
          • Waajibaadka kiraystaha
          • Ammaanka gurigga
          • Ammaanka dabka / gubashada
          • Sideed uga hor tagi kartaa dhaawaca biyo furashada
          • Shaqada korontada
        • Isbedelka deganaanshaha
          • Haddii aad dooneysid inaad u guurtid guri kale
          • TALO-BIXINTA DEGANAANSHAHA IYO TAAGEERADA DEGANAANSHAHA
        • Kala soocsoocida qashinka
          • Qashinka iyo dib u isticmaalidda
          • Alaabta hagaagsan iyo dharka, kuwa aanad mar dabme u baahaneynin
          • Sidan ayaad u yareyn kartaa cadadka qashinkaaga lacagna u keydsan kartaa
  • Shaqo dalbasho, shaqo iyo ganacsi
        • Shaqo dalbasho
          • Isku diiwaangeli shaqo doone ahaan
            • Tijaabada dawladda deegaanka ee shaqaalaysiinta
            • Qorshaha qiimeynta iyo iskudhafka hore
            • Isdhexgalka iyo shaqaalaysiinta
            • Adeegyada taageerada shaqaalaysiinta
            • Caafimaadka iyo awooda shaqeynta
          • U dalbo shaqada si firfircoon
            • Xagee shaqo laga raadsadaa?
            • CAAWIMAAD SHAQO RAADIN
          • Foomka shaqo dalbashada iyo CV
          • Wareysiga shaqada
        • Shaqo
          • Markaad heshid shaqo
            • Heshiiska shaqada
            • Kaadhka cashuurta
            • Ururada shaqaalaha iyo qasnadda shaqo la’aanta
          • Ilaalinta shaqaalaha
          • Dhaqanka shaqada Finnishka
          • Fasaxa jirada
          • Shahaadada shaqada
          • Caawimaada xaaladaha dhibaatada
        • Ganacsiga
          • Isku diyaarinta ganacsiga
          • Marxaladaha udub dhexaadka u ah ganacsi furashada
  • Barashada luqada finnishka
        • Si degdeg ah si aad u shaqeyso: Opin tababar
        • Iskuuladda dal la qabsiga
        • Koorsooyinka machadka ee Vanajavesi
        • Kooxda ee Kumppanuustalo
        • Qaybta habka isku-dhex-gelinta hooyooyinka guriga jooga
        • Iskaa u barashada luqada finnishka
        • tijaabada derajada luqadda (YKI)
  • Waxbarashada
        • Barbaarin-horaadka
          • Dalabka barbaarinta ilmaha
          • Xanaanooyinka Hämeenlinna
          • Xanaanadda furan iyo goobaha kulanka
          • Lacag-bixinta barbaarinta
          • Ilamah guriga lagu xanaaneeyo
        • Waxbarasho-horaadka
        • Gaadiidka iskuuladda
        • Waxbarashadda aasaasiga ah
          • Iskuuladda Hämeenlinna iyo qaabka loo dalbado
          • Daryeelka subaxa iyo gelinka danbe ee ilmaha
          • Hiwaayadda Oo Kuu Dhow
          • Waxbarashadda luuqadda hooyo
          • WAXBARASHADA U DIYAARGAROWGA AH
          • Waxbarasho ee dadka waaweyn
        • Adeegyadda dhalinyaradda
        • Dugsiga sare
        • Waxbarashada xirfadaha ee heerka sare iyo jaamacada
        • Waxbarasho xirfadeed
        • Shahaadooyinka ajnabiga markii la keeno Finland
  • Caafimaadka
  • ARRIMAHA-LACAGTA IYO ADEEGYADA ARRIMAHA BULSHADA
        • Kaalmooyinka Kelada
        • Talobixinta iyo caawimaadda arrimaha lacagta
        • Biilasha bixintooda
        • Adeegyada bulshada
  • XILLIYADA-FASAXA AH EE HÄMEENLINNA
        • Kooxaha kullamada iyo meelaha lagu kulmo ee bilaashka ah
          • Gurigga iskaashiga (Kumppanuustalo)
          • Goobaha dhallinyarada
          • Maktabadaha
          • Ururada, kooxaha iyo jaaliyadah
          • Kaniisadaha iyo diimaha bulshada
        • Kaalmada bulshada
        • Banaan u bixidda
          • Kalluumaysiga
          • Goobaha ciyaarata
          • Garoomada jimicsiga iyo garoomada barafka
          • Goobaha dalxiiska ee dabiiciga ah
          • Jaranjarada jimicsiga
          • Goobaha dabka lagu shito iyo ololinta
          • Barashada iyo tusaale. muusiga
        • Jimicsiyada
        • Tiyaatarada
        • Verkatehdas
        • Xarunta dhaqanka ARX
        • Musiyamyada
        • Silimooyada/shaneemooyinka
        • Dhacdooyinka
        • DHUL-BEEREED HÄMEENLINNA
  • Nolol Maalmeedka Dalka Finland
        • Warar aasaasi ah oo ku saabsan finland
        • Maamulka finland
          • Maamulka dowladda
          • Maamulka soonaha
          • Degmooyinka
        • Xuquuqdaada iyo waajibaadkaaga ee gudaha finland
        • Sinnaanta
        • Isku qiimo ahaanshaha
        • Qoyska 
          • Waa maxey qoys?
          • Wada deganaansho
          • Guurka
          • Xuquuqda iyo waajibaadyada lammaanayaasha is qaba
          • Caruurta
          • Waalidiintu xuquuqda ay leeyihiin iyo waajibaadyada saaran
          • Badbaadadda carruurta
          • Adeegyada badbaadadda carruurta ee Hämeenlinna
        • Cimilada finland
        • Xafladaha ciidda ee finnishka
        • Hab-dhaqanka finnishka
        • Dhaqanka finnishka ee cuntada
        • Ku soo dhawoow Finland! Hanuuninta bulshada marxaladooda ugu horeysa ee dadka dalka u soo guurey

Adeegsiga turjubaanka

/ Adeegsiga turjubaanka

Adeegsiga turjubaanka

  • Adeegsiga turjubaanka

Haddii ay qasab kugu tahay inaad la macaamisho saraakiisha Finnishka islamarkaasna aadan aqoonin Finnish ama Iswidish adiga iyo saraakiisha dowladdana aadan wadaagin luqad kale, waxaad xaaladaha qaarkood marka ay jiraan waxaad xaq u leedahay inaad turjumis u hesho. Markaasna sarkaalku wuxuu dalbanayaa turjubaanka islamarkaasna bixinayaa kharashka turjumista.

Haddii aad Finland ka codsato magangelyo waxaad xaq u leedahay inaad turjumis u hesho arrimaha la xiriira ka baaraandegga codsiga magangelyada.

Haddii aad adigu dalbato turjubaan kharashaadna aad iska bixineyso, waxaad isticmaali kartaa markasta oo aad dooneyso turjubaanka.

Kela: Adeegyada turjumaadda: Finnish | Iswiidhan | Ingiriis

 

TURJUBAANKU MUXUU QABTAA?

Turjubaanku wuxuu goob joog ka yahay kulanka adiga iyo sarkaalka. Isagaa turjumi doona hadalladaada iyo kuwa amarka leh. Turjumaaddu waxey ku dhacdaa turjubaanka goobta ama telefoon ama fiidyow.

Hawsha turjubaanku waa in aad turjumto hadalada adiga iyo saraakiisha dowladdaba. Turjubaanku shaqooyin aan aheyn turjumidda ma qabto. Sidaas darteed, Isagu arrimo kale kuguma caawin karo. Turjubaanku waa mid aan eexasho laheyn, ma ahan dhinacaaga ama dhinacaaga ama dhinaca saraakiisha.

Turjubaanku waxaa ku xiran sirta xirfadda loo leeyahay, isaga ama iyada uma banaana in uu arrimahaada dadka kale uga waramo.

 

FIIDIYOW: MAXAA KUU HABBOON IN AAD OGAATO DOORKA AY LEEDAHAY MASUULIYIINTA DAWLADDA IYO TURJUBAANADA AY FINLAND KU LEEYIHIIN? · Fiidiyow ku qoran luqado

kale: Iswidish | English | Ruush |  Carabi | Tayland | Kurdish | Dari | Sool |Farsi

XAGEE AYAAN TURJUBAAN KA DALBAN KARAA?

Shirkado badan ayaa waxay bixiyaan adeegyada turjumista. Shirkadahan waxaad ka raadsan kartaa tusaale ahaan mashiinada wax raadinta ee internetka. Bogga internetka ee ururka turjubaanada iyo ururada turjubaanadu waxay leeyihiin

mishiin wax raadinaya oo aad u isticmaali kartid si aad u raadsan kartid turjubaano ama turjumaan.< Ururka turjubaanada iyo turjubaanada Ee Finland: Raadso turjubaan ama turjumaano

RSS Hämeenlinnan kaupungin tiedotteet

  • Hämeenlinnan kaupunki etsii Aulangon ulkoilumajalle uutta toimijaa – ilmoita kiinnostuksesi 28.05.2025
  • Hämeenlinnan kaupungin ja Hattulan kunnan ympäristöpalkinnon saaja vuonna 2025 28.05.2025
  • Kaupunkiveneet saapuvat jälleen rannoille 28.05.2025
  • Hyvinvointipuu sai lehdet -hämeenlinnalaisten ajatuksia hyvinvoinnista 28.05.2025
  • Tarjolla ainutlaatuinen tontti ydinkeskustassa järvi- ja linnanäkymin – Laatukilpailu Palanderin tontista alkaa 27.05.2025

MAGAALADA HÄMEENLINNA

Wetterhoffinkatu 2
13100 Hämeenlinna

Emaylka hameenlinnan.kaupunki(at)hameenlinna.fi
Markaad soo dirto email, beddel calaamadda (at) saxiix calaamadda @

www.hameenlinna.fi

Blogs
Taariikhda
Thacdooyinka
Sharciga

Jawaab celin
Faylka sharaxaadda
Waa Maxay Myintegration.fi?

 

 

EU-rahasto logo iso

 

 

 

Hameenlinnan kaupunki logo